Cowke Posted September 24, 2009 Halkan Ka Daawada Sawirada Dagaalkii Gacan-ka-hadalka Ahaa Ee Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland Maanta Dhex-maray Hargaysa (Oodweynenews)- Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta(Shalay) gacanta isula tegay oo dhulka is-jiid-jiiday, ka dib markii ay gudo-galeen dood xasaasi ah oo la xidhiidha mooshinkii maamuuska ka xayuubinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee ay hore Golaha ugu soo gudbinyeen 38-ka xildhibaan ee ka tirsan Mudaneyaasha mucaaradka ah. Fadhiga oo uu hagayey Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo hareeraha ka fadhiyeen labadiisa ku-xigeen Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Baasha Maxamed Faarax, ayaa markii uu fadhigu furmay waxa uu mudaneyaasha ku war-geliyey in fadhigan ku guda-gelayaan doodala la xidhiidha mooshinkii xisaanad-ka-qaadista Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo ay ku eedeeyeen sharci-jebin iyo khiyaamo qaran ku kaceen. Savages. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted September 24, 2009 allow yaa la taliya oo dhaha is daaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 24, 2009 Ladies & gentleman lets get ready to rumble. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 24, 2009 Soma-filand lol, very creative. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted September 24, 2009 Throw the towel in. This one is knocked-out for the 10-count Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted September 25, 2009 All hail the political process of Somali-la-la-land. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 25, 2009 Golaha Wakiilada Maamulka Waqooyi/ Galbeed Oo Feedh la Isla Dhacay. Hargaysa(Jidbaale):- Dooda xil ka xayuubinta maamulka uu Hogaamiyaha ka yahay Riyaale& xigeenkiisa, ayaa ka bilaawday fadhiga golaha Wakiilada.. Waxa madashii fadhigaasi ka dhex aloosmay dagaal gacan ka hadal ah ay isku fara saareen wakiilada muxaafidka iyo mucaaridka, Iyadoo dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray labada wakiil ee Saleebaan Cawad & Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan. Labadan wakiil ayaa isku maandhaafay hadalo dhex maray qaar kamid ah wakiilada muxaafidka iyo kuwa mucaaridka. Arrintaas oo ka dibna keentay in labadaasi xildhibaan gacmaha isula tagaan, laguna kala jiiday madasha fadhiga, sidoo kale waxaa daqiiqado kadib ay madasha isku fara saareen Xuseen Ismaaciil oo ka mid ah wakiilada muxaafdika iyo Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah wakiilada mucaaridka. Wakiilada mucaaridka ee iyagu soo hordhigay golaha mooshinka maamus ka xayuubinta Riyaale iyo ku xigeenkiisa, ayaa doodooda ku dhiibtay in xaalka maamulka maanta ku jiro Riyaale iyo ku xigeenkiisa maamuuska laga xayuubiyo, iyagoo intaa ku daray in Riyaale qodobada distoorka ee 130 ka kooban uu dhamaantood wada jabiyey. Xaalada Siyaasadeed ee maamulka Hargesa ayaa beryahan aad u qasan, kadib markii mudadii doorashadu dhici lahayd, mar kale dib loo dhigay. taas oo keentay kacdoon shacab oo dad badani ku geeriyoodeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites