QalQaali Posted April 27, 2006 Somali Challenge Cup 2006 oo ka bilawday London. (Apr-24-2006) http://www.cayaaraha.com/asp/article.asp? f=view&ID=2488 http://www.haya.co.uk/Sports.html Waxaa manta si xiiso leh uga bilaabmay Xaafada Hayes ee galbeedka magaalada London tartankii Koobka kubada cagta ( Somali Challenge Cup), tartankan oo si wayn loo sugaayay loona saadaalinaayay ayaa manta oo Sabti ah ay ku kulmeen ciyaartii daahfurka ahayd labada kooxood eek u jira groubka B, SYUINUK 4 HALGAN 0 Abdul Jama, Mohamed Abdi (2), Hassan Musse Labadan kooxood oo runtii ciyaar wanaagsan soo ban dhigay ayaa kooxda ka tirsan xaafada Southall ee SYUINUK ku suul daartay 4 Goal kooxda halgan iyadoo wax jawaab ah laga helin teamka ka dhisan Harrow ee Halgan. Ciyaartii labaad ayaa iyaduna ahyd mid Xalad iyo xamaasad leh Halkaas oo ay isku haraatiyeen labada kooxood ee. LONDON STARS 2 LINKS 0 Abdi Osman, Abdifatah(Jabuti) (Pen) Labada kooxood tuntii may kala dhiciin laakin waxa halkaas loogu xoog sheegtay teamka yare e LINNS oo looga adkaaday 2 Goal. Waxa la sugaba waa beri oo 4 kooxood oon kala dhicin ay isku arki doonto Groub A. HOUNSLOW Vs SONECA (EX-BRISOM) HAYES Vs ILAMOS Quote Share this post Link to post Share on other sites