Mr. Somalia Posted October 29, 2009 Ilaahayow, crack-head ha naga dhigin...Ameen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 29, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: waligeed ba way ahayd sxb Waa hagaag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 29, 2009 Sawiradan waa sawiro collection ah. Itoobiyaanka iyo Ciidankii darwiishta ee Sool. Nin u dhashey Buuhoodle oo ka qowleysta hargeysa ayaa maalin dhaweyd si dhuumasha ah isugu sawirey Garoonka oo howl laga wado, magaalada Buuhoodle. Waxa kale waa iska cantaraboqosh Sawirka hoose:--Shacabkii Buuhoodle oo u tafaxeydanaaya hormarka dalkooda iyo sidii loogu dhisi lahaa Airport degmada Buuhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 29, 2009 Originally posted by Koora-Tuunshe: Nin u dhashey Buuhoodle oo ka qowleysta hargeysa ayaa maalin dhaweyd si dhuumasha ah isugu sawirey Garoonka oo howl laga wado, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2009 Ciidanka Qaranka Oo Joojiyey Madaarkii Laga Macmalayey Buhoodle Buuhoodle, October 29, 2009 (Haatuf) - Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida degmada Buuhoodle ayaa shalay ku waabariistay Airport laga Samaynayey duleedka bari ee degmadaasi, kuwaas oo gabi ahaanba ciidanka qaranku ay si rasmi ah u joojiyeen.Ciidanka qaranka Somaliland ayaa hawlgalka fuliyey, ka dib markii ay ku war heleen in ay dad aan fasax u haysani dhismaha madaarkaasi oo ay todobaadkan ka xaadhxaadhayeen halkaasi goob ilaa saddex kiilomitir dhinaca bari ka xigta degmada Buuhoodle. sida ay sheegayaan ilo xogogaal ah oo ku sugan goobtaasi ayaa sheegay in ciidanka in ciidamada qaranka ee ku sugan jiida buhoodle ay hawlgalkaasi fuliyeen, iyadoo ay horsocdeen saraakiil ay ka mid ahaayeen sida la sheegay Axmed Maxamed iyo Ismaaciil Xaashi, isla markaana ay hawshaasi si nabadgelyo ah ku soo dhamaatay gabi ahaana ay joojiyeen dhismihii Madaarkaasi lagu doonayey in lagu hirgaliyo. Warku wax faahfaahin ah kama bixin dadka ku hawlanaa madaarka iyo ujeedada ay ka leeyihiin samaynta madaarka midna, laakiinse ilo xogogaal ah ayaa sheegay in hindisaha madaarkaasi ay wateen kooxdii dhawaan ku shirtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo uu hogaaminayey Garaad Jaamac Garaad Cali oo la sheegay in ujeedada ay u samaysanayeen ay hayd sidii ay saldhig diyaaradeed oo ay ku soo degaan uga samaysan lahaayeen deegaankaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites