Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2009 Ciiddanka Maamulka Somaliland oo Maanta Gaarey Magaalada Buuhoodle Si Ay Ujoojiyaan Madaar Halkaas Laga Dhisaayo Daawo Sawirada Ciidanka maamulka Sl ayaa maanta gaadhay magaalada Buuhoodle iayada oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay.Ciidanka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamij ay ugu yeedheen rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted October 29, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: Ciidanka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamij ay ugu yeedheen rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) What a joke! wha are your sources xaaji? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2009 Adnaan haa de waxa la rabbay ina laga hor taggo airport laga dhiso Buhuudle taasa wey suurta gashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 29, 2009 ^Hormarka maxaad ku diidey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted October 29, 2009 There must be a cap on the number of airports you can have in s.land just da same way you are only allowed to have 3 political parties..soo maaha xaaji? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 29, 2009 misleading title ,,,,,,, since when Faysal had special forces ??? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 29, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^Hormarka maxaad ku diidey? Xaajigu su'aashaas inuu wajaho ayey ahayd.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2009 lol...maba la xishoonaayo, Itoobiyaan aan xitaa garaadihii iska furin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 29, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^Hormarka maxaad ku diidey? This is about politics adeer ,,, have nothing to do with horumar ................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2009 Somaliland didn’t give permission for an airport to be build in buhuudle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 29, 2009 Since when Buhuudle became SL's sphere of influence... Af noolina waa hadlaa, eyna waa ciyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2009 waligeed ba way ahayd sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 29, 2009 Xaaji are those SL's special force? woow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 29, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: This is about politics adeer ,,, have nothing to do with horumar ................... [/QB] But you are blocking what could be potentially useful thing for the local. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 29, 2009 ^^^They seem specila , but no doubt only in Hargaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites