General Duke Posted March 17, 2009 Xukuumadda Oo Soo Daabacatay Shixnad Lacag Ah Iyo Sarifka Lacagaha Qalaad Oo Kor U Kacay Hargaysa March 17th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Sarifka Lacagaha qalaad ayaa dhawrkii maalmood ee u dambeeyay kor uga kacay suuqyada dalka, gaar ahaan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa, iyada oo halka doolar ee Maraykanka ahi gaadhay ilaa lix kun iyo siddeed boqol oo shilin, halka uu markii hore ka ahaa 6200 oo shilin. Kor u kaca sarifka lacagta adag ayaa saamayn wayn ku yeelata qiimaha maceeshada quutal daruuriga ah oo marka doolarku qaaliyoobo cirka isku shareera, taas oo dhibaato soo gaadhsiisa bulshada danyarta ah ee Somaliland. Lama garanayo sababta dhabta ah ee xiligan keentay kor u kaca qiimaha sarifka lacagta doolarka. Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ka ganacsada suuqyada magaalada Hargaysa oo aanu wax ka waydiinay sababta keentay kor u kacan sarifka qiimaha doolarka ayaa sheegay in qiimaha doolarku kor u kaco marka xukuumaddu suuqyada ku soo dayso lacag kaash ah oo Somaliland Shilin ah, taas oo loo isticmaalo ololaha doorashada. Dhinaca kale Xukuumadda madaxwayne Riyaale ayaa shixnad lacag cusub ah oo la soo daabacay maanta ka soo dejisay Dekeda magaalada Berbera, lacagtaasi cusub oo caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Hargaysa isla markaana si qarsoodi ah loogu xareeyey xaruta Banka dhexe ee Somalialnd. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail.com Somaliland.org, Hargaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 17, 2009 Dhinaca kale Xukuumadda madaxwayne Riyaale ayaa shixnad lacag cusub ah oo la soo daabacay maanta ka soo dejisay Dekeda magaalada Berbera, lacagtaasi cusub oo caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Hargaysa isla markaana si qarsoodi ah loogu xareeyey xaruta Banka dhexe ee Somalialnd. Shipment of false money to be aded to more false money which is casuing inflation. Magical Riyaale is at it again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted March 17, 2009 Duke its very sad to see how Somaliland is deteriorating. Besides duke delete some mail because i cant send any om to you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2009 Originally posted by wacdaraha_aduunka: Duke its very sad to see how Somaliland is deteriorating. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Goodir Posted March 17, 2009 ^Much of Somalia is deteriorating let alone that minority part in the north. Riyaale is applying the lessons of his former boss. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted March 17, 2009 JB walle dhibaata jira ayaad ku qososhahay. Ilaahay baan uga baryey in ninkaa riyaale laga qabto somalileyn. Election delays and inflation is recipe for trouble. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2009 Dadku markaanay dowladnmada waxba ka aqoon waa mushkilad .... xataa lama doodi kartid ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted March 17, 2009 Oo hadaan afkaartey ka dhiibto amuurahaan oo soo noq noqanaayaan oo liidna ku ah ammniga gobolo ka mid dalka somaaliyeed baa waxey ku tilmaameysa inaan waxba ka ogeyn dowladnimo yaa JB Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2009 Thanks for just proofing my point .... hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted March 17, 2009 One thing is never gonna change and that is I would never roecognise Somaliland as seperate from Somalia and if that is pre-requisite for any discussion then its just like you said... Xatta lama doodi kartid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2009 yaa kaaga baahan recognition .... you can't even recognize your own tuulo sxb. We're here without you .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 17, 2009 Wacdaraha, they are here to stay...This time! Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted March 17, 2009 Originally posted by wacdaraha_aduunka: One thing is never gonna change and that is I would never roecognise Somaliland as seperate from Somalia and if that is pre-requisite for any discussion then its just like you said... Xatta lama doodi kartid But who are you? You're a nobody who cares of what you think. SL will never come back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted March 17, 2009 Kool Kat yeah Riyaale is here to stay with shipments of cash. I think he's going to seduce the electorate with subsidies for khat. Thats the intended destination for all that money and is the secret tool of winning the elections in Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 18, 2009 JB: is talking trash, we have Riyaale bringing fake money to cover even moe fake money. We have a Somaliland website eporting this and JB is laughing, he is crying deep down no doubt. Riyaale is becoming a tyrant. Quote Share this post Link to post Share on other sites