Xarago Posted May 18, 2006 Rag u dhashay gobolka Bay oo tacadiyo Bani'aadanimada ka baxsan loogu geystay gobolka deegaano ka tirsab Gobolka Mudug Khamiis, 18 May 2006 (HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in degmada Bacaad weyn oo qiyaastii dhanka waqooyi kaga aadan Magalada Gaalkacyo 35 KM uu ka dhacay fal aad xun oo lagula kacay dhalinyaro ganacsato ah oo dhamaantod ka soo jeeda gobolka Bay. Dhalinaradan oo tiradoodu gaarayso ilaa 7 dhalinyaro ah ayaa lagu eedeeyey inay geesteen fal tuuganimo iyo xatooyo ah oo aysan geysan sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo ku sugan halkaasi. Ragaani dhalinyarada ah ayaa loo geystay jir-dil iyadoo gacmaha iyo lugahaba laga jajabiyey, iyadoo kadibna sida ay sheegeen dhalinyarada qudhooda caag la dhalaaliyey dusha looga shubay. Sidoo kalena waxaa la sheegay in nimankani xiniinyaha laga bixiyey , waxaana falkaas aad uga xumaaday oo cambaareeyay qaar ka mid ah dadka Gobolka Muduug, kuwaasi oo sheegay in tacadiga loo geystay dhalinyaradaas uu yahay mid aan weli ka dhicin deegaanada Puntland. Cusbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa haatan lagu dabiibayaa ragani iyadoo ay si weyn ugu gurmadeen dadweynaha reer Gaalkacyo, isla markaasina laga soo qaaday meshii waxyelada loogu geystay oo ahayd Tuulada lagu magacaabo Bacaadweyn Shaqaalaha Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo oo aan maanta la xariirnay si aan wax uga ogaano ragaani haybtooda iyo magacyadooda ayaa waxaa ay noo sheegeen in ay qeyb ka mid ah ragaasi xaladdooda caafimaad ay aad u liidado welina ay kooma ku jiraan . dadkii falkaani geystay ayaan ila iyo hadda gacanta lagu soo dhigin, walow baadi goob loogu jiro sidii loo so qaban lahaa dadkaasi iyadoo dhinaca kalena ay dadka reer Gaalkacyo ay ku badatay hadal heynta dhacdadaasi iyo dadka geystay sida aan waajibkooda loo marin hayeeshee sida ay maamulku sheegeen lagu raad joogo dadka wax-ma-garatada ah ee geystay falkaas foosha xun. Nagacyada iyo Jufooyinka ay ka soo jeedaan Dhalinyarada Tacadiga loo geystay Cabdi Macalin Cabdi C/raxiin Cali Nuur Maxamed Shariif Saafi Xuseen Aadan Ibraahim Dhalinyaradan waxaa loo geystay xadgudubyo Damiiri ah oo Bani'aadannimada ka baxsan Iidle Macallin Cumar, Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Bosaso, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 18, 2006 Those who commited these crimes will brought to justice Inshallah. The vast majority of Planders obviously does't condone these crimes and are understandably outraged. Pland should be safe haven for all Somalis, and no thug should get away with anything just cuz they happen from da majority tribe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 18, 2006 Its disgraceful and a human rights abuse indeed. The authorities must take action against the culprits... Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted May 18, 2006 ^appalling of course. But then I don't expect someone's whose avatar is the Somaliland flag to post positive things about the rest of the country. Generally speaking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted May 18, 2006 ^^^And your point is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 18, 2006 Point- Regardless of the poster's intentions, the fact remains these crimes did happen. You should worry less about the messenger's bias towards Somalia and more about these gruesome acts of savagery visited upon our fellow innocent Somalis!!!!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted May 18, 2006 War ileen anaga balayo aragney...where am I biased in this report? Why do I sense you guys did not want this in the open.....? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 19, 2006 INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Walee ma dhawa dhamaanshaha dhibta Soomaali haysataa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CHE Posted May 19, 2006 Wax laga naxo weeyaan. The point,crime was done in Somalia done onto Somalis by some Somali knucleheads and any Somali(or otherwise)should be able to comment without being accussed of insincerity. I hope someone goes down to Bacaadweyn and fix this thing ASAP. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 19, 2006 Originally posted by Xarago: War ileen anaga balayo aragney...where am I biased in this report? Why do I sense you guys did not want this in the open.....? Yu sense nothing ayeeyo...Iam just speaking to Point's perceptions of what your intentions actually are for posting this article. Your reasons for choosing to highlight these heinous should matter little to everybody. Besides, you haven't actually said anything. You just cut n paste. Che...well said!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted May 19, 2006 It is not my cut and paste that annoys huuno.....the fact that this is in the open irks you...... I just wonder what else goes on in that hood. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 19, 2006 I just wonder what else goes on in that hood. Ask someone who actually lives there. I would be just speculating!!!!...Iam sure Xarago will find some more horrors to report. N why do think it irks me to see this in the open? Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted May 19, 2006 Totally and utterly unacceptable even if the victims were NOT of Somalis. Despicable and inexcusable ...Period! More on the story and Puntland’s Minister of Finance on the issue... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted May 19, 2006 Scandalous and shocking behavior. Allah willing the culprits will be brought to justice. SW, the link is not working for me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted May 19, 2006 Baashi - try it again... or follow this link rtsp://www.radiodaljir.com/audio/2006/daljir/17May06.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites