Taleexi Posted October 24, 2010 Buraanburku wuu fiicnaa balse waxa iga qosliyey uun baan sheegay. Waxaan is idhi haddii habar waliba Quresh baan galaa tidhaahdo, tolow yaa bantu gala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 24, 2010 bantu waa somali dad ka mid ah laakin somali oo dhan bantu ma aha. Qaar baa quraysh kasoo jeeda .. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 24, 2010 Weynakaa hadaba weynakaa anoo more bantu ah haddii la yidhi quresh baa gashaa, Allow Alle. Aliyah: ta buraanburka waan sii wadi karayey balse inaan xas iyo reero muskood kala dhaco baan ka baqay:) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 24, 2010 Originally posted by Che -Guevara: quote:Originally posted by Taleexi: Thanks guys.... One question though, I watched the buraanburka from the lady in Boston event. Daa..roo.. d.ku ma quraysh buu galaa?.... Runtii way iga There was a Boston event? That is what she said . Refer to the above links. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 24, 2010 Somaliland has copyright terms to: Way duushay, way dalacday, way dhaqaqdaay, way tagtay, cirkaasay aaday, way dabalaatay, bus ayey raacday, dayaxay ka cawaysay. I suggest the Saado Cali brigade get their own battle cry theme. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 24, 2010 ^saado miyey aheen qoftii somaliland u haysasay oo u hadlasay markay heestay landcruiser gado oo ay ka hadlasay ilaahay ha u naxaristo siyad barre iyo dawladiisa oo ay magasay oo nafteeda halis galisay...saas miya maanta ugu abaalgudasa????? simply because she is pro SSC???...she is not even per say anti somaliland..merely she is singing on behalf of reer SSC just like she sang for reer O-gadenia/reer somaliland and anyone who she thought injustice was being done on them ...waa iska aduun. Taleexi lol hadad buraanburi kartid waad ii buraanburi kartaa...waan iskaga baahna xoga amaan iyo buraanbur salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 24, 2010 RedSea@lol Saado ali miyayna ahayn reer somaliland? even her kids are from Reerka. so i am not surprised the themes of somaliland are copied. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 24, 2010 Saado cali warsame yaan wax laga sheegin haday u heesto dadkeeda she can do so , heesaheedu are nice songs wa gabadh reer somaliland ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 24, 2010 Libaah, Imisa ciyaal ah bay inoo leeday sxb? Originally posted by Aaliyyah: ^saado miyey aheen qoftii somaliland u haysasay oo u hadlasay markay heestay landcruiser gado oo ay ka hadlasay ilaahay ha u naxaristo siyad barre iyo dawladiisa oo ay magasay oo nafteeda halis galisay...saas miya maanta ugu abaalgudasa????? simply because she is pro SSC???...she is not even per say anti somaliland..merely she is singing on behalf of reer SSC just like she sang for reer O-gadenia/reer somaliland and anyone who she thought injustice was being done on them ...waa iska aduun. Taleexi lol hadad buraanburi kartid waad ii buraanburi kartaa...waan iskaga baahna xoga amaan iyo buraanbur salaam I'm not against "SSC" future aspirations or Saado Ali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 24, 2010 red sea she has one daughter Muuse ismacil qalinle bay u dhashay Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 24, 2010 Gartay. Talow ma midda yare vidoe Guled Ahmed ku jirta heesta 'dhahar baan ku gaynayaa"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 24, 2010 Good to know that is the case Red sea. lol@ imisa ciyaal ah bay inoo ledahay. Classic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 24, 2010 Aaliyah: You can only reason with those who are fair, just and rational. Walaalaheena reer Hargeiysa iyo Buroa markay soo miyirsadaan, cagahana dhulka dhigaan, oo weliba iimaansadaan waxay xaq u leeyihiin markaas hadal waa la furi karaa. Wixii intaa ka soo hadha waa I jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 24, 2010 Redsea. She has 1 daughter like Xaji said never seen how she looks like though not sure if she is that one in the Guleed ahmed "Dhahar" song video. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 25, 2010 Beautiful anniversary. Keep it coming guys. Saado Ali Warsame is the heroine of our people just like Asha A. Abdalla & Fatima Jibrell. Quote Share this post Link to post Share on other sites