Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Faroole Discusses PIS Issue

Recommended Posts

Boosaaso:Waxaa Labadii Maalmood ee U Danbeysay Shirar Uga Socdeen Niman saraakiil ah oo Mareyka ah iyo Madaxweynaha Puntland Ka dib Muran soo Kala dhex galay habkii uu faroole u marey Xilka qaadictii Osmaan Diyaano OO aaney Ku Qancin Mareykanku.

 

Mareykanku Waxay madaxweynaha Puntland Faroole u sheegeen in Madaxdii kaa Horeysay iyo Madaxweynihii Hore ee soomaaliya ay saxiixeen In ay soomaaliya Ka mid noqotey Dowlaha ladagaalanka Argagixisada.Hay adana How maleyn Go,aankeeda mid lagu deg dego ee waxay u baahan tahay In si taxadar ah looga Tashado.

 

Sidaa darteed Maraykanku waxay Madaxweyne Faroole U sheegeen In Meesha Kharash Badan iyo Shaqo aad u badan Ku baxdey Ciidanka maanta Puntland Jooga waa Ciidanka ugu Qalabka fiican Waxaanu Siinay Tabarka ay Ciidamada Mareykanku qaataan waana ciidanka ugu Tababarka Fiican Puntland Waa ciidankii Is hor istaagay in Ay Puntland Soo hawaysan waayaan ururada Xag Ka jir ka ah ee ka jira Koonfurta Soomaaliya.

 

Sidaa darteed Waxaa Howsha sii wadaaya Osmaan Diyaano Adiguna Jooji Howsha deg Dega ah .Waynu dhamaynaynaa wixii khilaafaad ah madaxweyne Adiga iyo Osmaanba .

 

intaas markii uu yiri mareykankii faroole wuu Xanaaqey wuxuu ugu jawaabey Go,aankaas waxba ka bedelimaayo ninkii aan soo magacaabey baa jooga ninkaas la shaqeeya Hadii Kale iiga guura Puntland .

 

Markii Uu Faroole intaa yiri Waxaa dhinac fadhiyey wiilkiisa Mahamed ah oo Ku yiri Aabe dheh Garoowe usoo Guura markaas xal weyno Helaynaa oo Afsoomali ah. Faroolena Intii buu ku yiri mareykankii .

 

Mareykankiina Aadbey Ula yaabeen hadalka kasoo Yeeray madaxweynaha Sababtoo ah meeshaba ma ooleyn in garoowe Loo sooraro PIs ta Waxayna Go,aan ku gaareen In ay 4 Bilood Gudahood ay waxooda ka qadan doonaan Hadii uusan waxka Bedelin Sida Uu wax u wado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this