Sign in to follow this  
Paragon

Ethio troops returning from Guriceel; 38 killed, 7 vehecles burnt in Matabaan

Recommended Posts

Paragon   

Ku dhawaad 38- ka mid ah Ciidamada Itobiya oo ku Nafwaayay Dagaalkii Galabta Gabaldhicii ka qaboobay Dhinaca bari ee Matabaan iyo Gaadiid Dagaal oo gaaraya ilaa 7- oo halkaasi ku gubtay Gurmad soo aad

[01-07-2008] Dagaalkii saakay Subaxii Hore ka qarxay Magaalada matabaan ayaa haatan la sheegayaa in gabaldhicii galabta uu iskiis u qaboobay walow ay is hor fadhiyaan labadii Ciidan ee isku hertiyay Dhinaca bari ee hiiraan gaar ahaan Matabaan.

 

Inta la ogyahay 7-gaadiidka dagaalka ayaa la xaqiijiyay in ay ka Gubteen Ciidamada Itobiya, halka ku dhawaad Ciidamo gaaraya ilaa 40-meeyo ay Dagaalkaasi ku waayeen Ciidamada Itobiya ee ka soo baxay Guriceel soona aaday Matabaan, waxaana la sheegayaa in wadadaasi ay wali Go'antahay, waxaana dhinac waliba ka fadhiyaba xoogagga xoreynta diinta iyo dalka Soomaaliya, oo maanta khasaarihii ugu cuslaa u geystey ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ah ee xabashida.

 

Weerarrada lagu qaaday maleeshiyaadka codowga tigreega, ayaa ahaa kuwo aad loo soo agaasimey, oo ku kelliftey in ciidamdii cadowgu aad ugu jaah wareeraan, garana waayaan jiho laga xigo, iyo jiho ay u baxsadaan, dagaalkaan ayaa ahaa kii ugu silic badnaa ee soo mara maleeshiyaadka qafaalka lagu keenay ee xabashda.

 

Saraakiil u hadashay xoogagga xoreynta Diinta iyo Dalka Soomaaliya, ayaa sheegay iney ku hareereysan yihiin maleeshiyadka calooshood u shaqeystayaasha ah ee cadowga tigreega, waxayna wacad ku mareen iney cadowga u dhigi doonaan casharro ay kunka sano ee soo socota, xabashidu ka sheekeyso.

 

Dalkanews.com Muqdisho

 

-----------------

 

Ciidamada Itoobiya oo markii ay ka soo ruqaansadeen Guriceel uu dagaal culus ku qabsaday Matabaan & baabuurtii lagaga gubay dagaalka oo yaala goobihii ay dagaaladu ku qabsadeen

 

Dagaal qaraar ayaa waxa uu ku qabsaday degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee labadii cisho ee u danbeysay ku sugnaa duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, oo saaka ka soo ruqaansaday Guriceel, waxaana ciidamadaasi jidka u galay ciidamado ka tirsan xooggaga maxaakiimta & Alshabaab, halkaasoo ay labada dhinac dagaal jilbaha la isku dhigay uu ku dhexmaray.

 

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay degmada Matabaan oo aan xiriir la sameynay ayaa xaqiijinaya in in ciidamada Itoobiya oo marayey waddada Matabaan in weerar 4 jiho ah lagu qaaday, lagana qarxiyey labo ka mid ah baabuurtii nooca uuraalka , iyadoo aanan la ogeyn qasaaraha ciidan ee soo gaaray, waxaana labada baabuur ee la qarxiyey saarnaa ciidamo aad u tiro badan, iyadoo dagaalku markii uu socday muddo 40 daqiiqo ah ciidamada Itoobiya loo riixay dhinaca waddada u leexata Feerfeer, lagana saaray dhinaca degmada Matabaan.

 

"Dagaalka wuxuu ahaa dagaal culus, Itoobiyaanka markii waddada loo galay ayey dhowr madaafiic ku soo rideen xaafadaha magaalada, markii uu dagaalku sii kululaadayna waxey u baqdeen dhinaca Feerfeer, waxaana laga gubay labo baabuur oo uural ah" ayuu yiri Muxudiin Xuseen oo ka mid ah dadkii aan la xiriirnay ee aan wax ka weydiinay qasaaraha dagaalkaasi.

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Xafiiska war qabadka Dayniile

Muqdisho Somalia

dayniilecom@hotmail.com

deyniilenews@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

At least 26 killed in central Somalia fighting

MOGADISHU, SOMALIA Jul 01 2008 17:32

At least 26 people, mainly combatants, were killed on Tuesday in fighting between Ethiopian forces and Islamist insurgents in central Somalia, residents said.

 

The incident was one of the most serious in months and came a week before a deadline for the implementation of a truce agreement signed by rival factions last month in Djibouti was due to expire.

 

The insurgents ambushed an Ethiopian army convoy travelling from Guguriel near the Ethiopian border to Mataban town, about 450km north of the capital Mogadishu, they said.

 

"I counted 18 bodies in and around Mataban town," said Hussein Moaliam Aden, an elder in Mataban, adding that he had seen the bodies of at least seven Ethiopian soldiers lying near the ambush site.

 

Mataban residents said a child was killed as the clashes spread into the town in Galgudud region, confirming that 26 people had been killed.

 

"One child was killed in the crossfire in Mataban," said one resident, Mohamed Hadi Ali.

 

Residents reported that the fighting, in which both sides used armoured vehicles, was the heaviest in the region since Ethiopian forces entered Somalia in late 2006 to bolster the country's weak government.

 

"Most of the dead are from the rival sides. We have never seen such a heavy fighting since the Ethiopian forces entered our country," local resident Feisal Mohamed said.

 

Sheikh Abdirahim Isse, a spokesperson for the insurgents, confirmed the clashes and claimed the Ethiopians had suffered heavy losses.

 

"There was heavy fighting today and the Ethiopian forces suffered huge losses. Many of them were killed and their armed vehicles destroyed," Isse said by phone from an unknown location.

 

The Ethiopian army, which rarely comments about such incidents, has pledged to pull out once the United Nations deploys a peacekeeping force to bolster an embattled African Union peacekeeping force confined to Mogadishu.

 

Since they were ousted from power last year, the Islamists have waged a bitter guerrilla war, targeting Ethiopian, government and African Union targets almost daily.

 

According to several international rights groups and aid agencies, the fighting has left at least 6 000 civilians dead and displaced hundreds of thousands in the last 12 months alone.

 

On June 9, the Somali government and its political opposition signed agreements, including a ceasefire scheduled to enter into force within 30 days, but a radical wing of the Islamist fighters called Shebab has refused to recognise it.

 

Instead, it has vowed to keeping fighting until Ethiopian forces pull out of Somalia, a nation that has been plagued by an uninterrupted civil war since the 1991 overthrow of president Mohamed Siad Barre.

 

The African Union has deployed some 2 600 peacekeepers in Mogadishu but the contingent on the ground still falls far short of the 8 000 troops pledged by the continental body and has failed to stem the violence.

 

At least 2,6-million Somalis are facing hunger due to acute food shortages spurred by a prolonged drought, insecurity and high inflation. United Nations famine monitors have warned that the figure could hit 3,5-million by year's end. - AFP

 

Source: Mail & Guardian Online

Web Address: http://www.mg.co.za/article/2008-07-01-at-least-26-killed-in-central-somalia-fighting

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

July the 1ka la shegayo ragaas iyo wilasha masakiinta we should have remembered them in our duas! WHat men they are, confronting the filthy ay-yaasha who are purposely occupying masjiids !

 

 

Allah says in the Qur'an:

 

 

"Not equal are those of the believers who sit (at home), except those who are disabled (by injury or are blind or lame, etc.), and those who strive hard and fight in the Cause of Allah with their wealth and their lives. Allah has preferred in grades those who strive hard and fight with their wealth and their lives above those who sit (at home). Unto each, Allah has promised good (Paradise), but Allah has preferred those who strive hard and fight, above those who sit (at home) by a huge reward; Degrees of (higher) grades from Him, and Forgiveness and Mercy. And Allah is Ever Oft-Forgiving, Most Merciful." (4:95-96)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paragon sxb .. ducaa kugu dhacday ... i havent smiled like this in a while ... thnx for the good news .. Independence day + filth extermination rolled into one ... wallee waan ciiday !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this