Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf holds talks with leaders of Singapore..

Recommended Posts

Madaxwayhana somaliya oo kulan la qaatay madaxwaynaha dalka singapor iyagoo ka wada hadlay....

Posted to the MOL November 8, 2006, 12:17 pm

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya Abdulaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho saddex cisho ah ku jooga dalka Singapor ka dib markii uu ka soo kicitimay dalka Shiinaha oo uu uga qaybgalayay shirkii africa iyo dawlada shiinaha, madaxwayna Yuusuf ayaa hada kulan la leh dhigisa dalak singapr SR Nathan iyadoo kulankaasi uu ka dhacay xarunta madaxtooyada dalka Singapore ee Istana. waxa uu caasumad rasmi ah ka helay madaxaweynaha Singapore.

Mr. Yuusuf waxa socdaalkiisa ku wehliya xaaskiisa iyo dhowr wasiir oo uu ku jiro wasiirka maaliyada ee dowlada KMG.

 

madxaweyne Nathan ayaa ku marti-geliyey madaxweyne Yuusuf iyo wafuudiisa qado sharaf. Goor sii horeysay madxweyne C/laahi Yuusuf ayaa madaxtooyada Istana kula kulmay ra’iisal wasaaraha Singapore Lee Hsien Loong.

 

 

sida la sheegaya madaxwaynaha ayaa madaxda dalka uu booqanayo kala hadlaya arimaha Murugsan ee somaliya iyo in dalkaasi maalgashi ku samaystaan dalka somaliya oo ah dal sabool ah isla makraasina u baahan in maalgalin lagu someeyo

 

 

 

 

 

Max'ed C/qaadir Khalaf

 

 

Galkacyo,Puntand,Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Singapore: Madaxwayne C/laahi Yuusuf oo kulan la qaatay madaxwaynaha Singapore

Wednesday, November 08, 2006

 

Singapore(AllPuntland)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo booqasho saddex maalmood qaadanaysa , kuna eg 9ka Nov, ku jooga dalka Singapore ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha dalka Singapore SR Nathan maanta oo arboco ah.

 

Madaxwayne Yuusuf ayaa halkaasi tagay kadib markii ay casumaad kasoo gaartay madaxwaynaha Singapore.

 

Mudane Yuusuf waxaa socdaalkiisa ku weheliya marwada koowaad ee dalka iyo dhowr wasiir oo uu kamid yahay wasiirka Maaliyadda.

 

Madaxwayne Nathan iyo wafdiga madaxwaynaha waxay wada yeesheen kulan qado ah oo ay ku wada sheekaysteen.

 

Kulamadan waxay sidoo kale kusaabsan yihiin xiriirka Soomaaliya iyo Singapore iyo sidii Singapore ay qaybteeda uga qaadan lahayd taakulaynta dawladda Soomaaliya.

 

Md: Yuusuf wuxuu kaloo dalka Singapore kula kulmay raysulwasaaraha dalka Singapre Lee Hsien Loong .

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

 

 

 

 

 

 

 

Related Articles

Share this post


Link to post
Share on other sites

C/laahi Yuusuf oo la kulmay madaxweynaha Singapore

 

Mogadishu 08, Nov.06 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha Soomaaliya Abdulaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho saddex cisho ah ku jooga dalka Singapore oo ku eg ilaa maalinta beri ah.

 

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf

sida ay qortay wakaalada wararka ee DPA, madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa maanta la kulamy dhigiisa dalkaasi SR Nathan, iyadoo kulankaasi uu ka dhacay xarunta madaxtooyada dalka Singapore ee Istana.

 

waxa uu caasumad rasmi ah ka helay madaxaweynaha Singapore.

Mr. Yuusuf waxa socdaalkiisa ku wehliya xaaskiisa iyo dhowr wasiir oo uu ku jiro wasiirka maaliyada ee dowlada KMG.

 

madxaweyne Nathan ayaa ku marti-geliyey madaxweyne Yuusuf iyo wafuudiisa qado sharaf.

 

Goor sii horeysay madxweyne C/laahi Yuusuf ayaa madaxtooyada Istana kula kulmay ra’iisal wasaaraha Singapore Lee Hsien Loong.

 

 

 

 

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia's president on three-day visit to Singapore

Posted to the Web Nov 08, 00:11

 

 

Singapore- The president of Somalia is making a working visit to Singapore from Tuesday to Thursday at the invitation of President SR Nathan. President Abdullahi Yusuf Ahmed is accompanied by Finance Minister Hassan Mohamed Nur; Deputy Minister of Foreign Affairs Hassan Ahmed Jama and other officials, said Singapore's foreign ministry.

 

The president's agenda included meetings with Nathan and Prime Minister Lee Hsien Loong.

 

The visiting leader and his delegation will be briefed by officials from the Ministry of Trade and Industry and Economic Development Board.

 

© 2006 dpa German Press Agency

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this