Jacaylbaro Posted October 11, 2007 Burco (QARAN)-Xabsade oo kulan saacado badan qaatay Maanta Magaaladda Oog kula yeeshay Raxan kamid ah Wasiirada Somaliland oo hada ku sugan Magaaladda Oog Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa soo gaadhay Magaaladda Oog ee Degmada Caynaba waxan uu halkaas kulan kula yeeshay qaar kamid ah Wasiirada Somaliland oo iyagun halkaas gaadhay Xaabsade ayaa waxa kulankaas ku waheliyay Xildhibaan Dhakool iyo Laba sarkaal oo kale dhanka Wasiirada Somaliland waxa kulankaas ka qayb galay Wasiirka Cadaalada Axmed Xasan Cali (Casoowe), Wasiirka Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed, Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni, iyo Wasiirka Warshadaha Maxamed Saleeban Weyne iyo Sarakiil kale Sida uu noo sheekay Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada ku sugan Magaaladda Oog oo aanu caawa khadka Telefoonka kula xidhiidhnay Kulankan oo aan la ogayn waxa ay ka wada hadleen labada dhinac ayaa qaatay mud saacado badan ah kadibna Waftiga Xaabsade iyo Dhakool ayaa dib ugu noqday deegankay markii hore ka yimadeen Magaaladda Oog ayaa hada waxa ku sugan Wafti culus oo isugu jira Wasiiro iyo Taliyayasha Ciidamada Qalabka side Togdheernews Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted October 12, 2007 I hear he is in Las Anod tonight, no? read it here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sayid Posted October 12, 2007 He'll be with whoever is the highest bidder :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2007 He'll announce his own government in LA ,,,, then we'll see what happens ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites