Sign in to follow this  
NASSIR

Premier pledged to take over the Capital from the Islamic Courts

Recommended Posts

NASSIR   

Is the Press Release true. According to some Somali sites, the premier held press release yesterday in Nairobi after meeting Immigration officials and Not-for profit organizations. He initiated the acceptance of the new Somali passport.

 

It is now certain that Ethiopia is bound for war but the question that rings in our minds is will the military undertaking of Ethiopia plausible enough to achieve its ends? Time will tell

-----------------------

 

Raiisul Wasaare Geeddi oo ganafka ku dhiftey In Maxaakiimta Islaamiga ah ay dowladu kala wareegi doonaan Magaalada Muqdisho.

 

Nairobi, Nov 27 (Dhahar)-Raiisul wasaraha xukuumada ku meel gaarka ah Cali Maxamed Geeddi ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi kana waramey in Maxaakiimta Islaamiga ay kala wareegi doonaan magaalada Muqdisho inagoo kaashanayna ayuu yiri ciidamada Itoobiyaanka ee jooga gudaha iyo hareeraha magaalada Baydhabo.

 

Hadalkaan ayaa raiisul wasaare Geeddi jeediyay ka dib markii uu magaalada Nairobi kulan kula qaatay saraakiil ka tirsan waaxda socdaalka dowlada Kenya haya’daha safamalka ee halkaa kula sugan. Waxaana uu intaa ku daray in loo baahan in laga hor tago ayuu yiri kooxaha Islaamiga e ku sugan magaala madaxda Somaliaya.

 

Raiisul wasaaraha dowlada ku meel gaarka ah Cali MAxamed Geeddi ayaa ku nuuxnuuxsadey hadaladii ka soo yeerey Raiisul Wasaraha Itoobiya e qeexeyey in dowladiisu ay dagaal kala hor tagi doonto Maxaakiimta Islaamiga ah iyo in ay xaq u leedahay iska difaacida kooxaha argagixisada la yiraahdo.

 

Hadalkaan o maalintii shaley Geedi uga waramey saxaafada ayaa ku beegmey xili magaalooyinka Gaalkacyo, Baydhabo iyo degaanka Daay Nuunaay ay soo bux dhaafiyeen ciidamada Itoobiyaanka ah ee doonayay in ay fuliyaan hadalkii Meles Zanawi.

 

Maxamed Cali Jaaked

 

 

Madaxa wararka dhahar

 

 

Muqdisho_somalia

 

 

mcjaaked@dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this