General Duke Posted October 29, 2006 JEN. CAAN AH OO TALO U GUDBIYAY MIDOWGA MAXAAKIIMTA 28th, 2006 Abdikarim Ibr. Adan E-mail: ampacalin@hotmail.com Jen. Galaal Jen. Soomaaliyeed oo caan ah ayaa lagu soo waramayaa in Maxaakiimta uu kula taliyay kulan uu xalay la qaatay madaxda sar sare ee Maxaakiimta in ay wax ka beddelaan qorshaha dagaalka oo ay kula jiraan dowladda federalka KMG iyo ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan qaar ka mid ah gobollada dalka. Jen-kan oo lagu magacaabo Maxamed Nuur Galaal ayaa Maxaakiimta u sheegay in ay sameeyaan istaraatiiji militeri taasoo noqonaysa is aruurin, isagoo intaa ku daray in Maxaakiimta ay habboon tahay in difaacooda isugu geeyaan laba goobood oo aad u adag iyo hal meel, labadaas meel ee ku taliyay Jeneralka ayaa kala ah Kalabayrka Gobolka iyo degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/hoose iyo 15-km ka sokeyso degmada Buurhakaba, maxkamadahana ay ka soo baxaan deegaannada Jubbooyinka. Kulankan oo ka dhacay xarunta Midowga ayaa warar hoose waxa ay sheegayaan in ay ka goos adeegeen in ay qaataan talada Jen. Galaal, iyadoo uu kulankaana uu ku soo beegmay xilli ay Maxaakiimtu jihaad iclaamiyeen, qofkastoo Soomaali ahna ay ugu baaqeen in uu ka qeyb qaato difaaca dalka iyo diinta Ummadda Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 29, 2006 Originally posted by General Duke: JEN. CAAN AH OO TALO U GUDBIYAY MIDOWGA MAXAAKIIMTA 28th, 2006 Abdikarim Ibr. Adan E-mail: ampacalin@hotmail.com Jen. Galaal Jen. Soomaaliyeed oo caan ah ayaa lagu soo waramayaa in Maxaakiimta uu kula taliyay kulan uu xalay la qaatay madaxda sar sare ee Maxaakiimta in ay wax ka beddelaan qorshaha dagaalka oo ay kula jiraan dowladda federalka KMG iyo ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan qaar ka mid ah gobollada dalka. Jen-kan oo lagu magacaabo Maxamed Nuur Galaal ayaa Maxaakiimta u sheegay in ay sameeyaan istaraatiiji militeri taasoo noqonaysa is aruurin, isagoo intaa ku daray in Maxaakiimta ay habboon tahay in difaacooda isugu geeyaan laba goobood oo aad u adag iyo hal meel, labadaas meel ee ku taliyay Jeneralka ayaa kala ah Kalabayrka Gobolka iyo degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/hoose iyo 15-km ka sokeyso degmada Buurhakaba, maxkamadahana ay ka soo baxaan deegaannada Jubbooyinka. Kulankan oo ka dhacay xarunta Midowga ayaa warar hoose waxa ay sheegayaan in ay ka goos adeegeen in ay qaataan talada Jen. Galaal, iyadoo uu kulankaana uu ku soo beegmay xilli ay Maxaakiimtu jihaad iclaamiyeen, qofkastoo Soomaali ahna ay ugu baaqeen in uu ka qeyb qaato difaaca dalka iyo diinta Ummadda Soomaaliyeed. Question General Duke: What is your role going to be if the looming war between Somalia and Ethiopia happens? Are you going to be an spy for Ethiopia or you will side with the fighters of Islam against Allah's enemy? Quote Share this post Link to post Share on other sites