Sign in to follow this  
General Duke

Gen Naji outlines

Recommended Posts

Jowhar: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Faah Faahin kabixiyay Qodobbo Muhiim ah oo laxiriira Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed

- Sunday, June 19, 2005 at 08:11

 

Jowhar(AllPuntland)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen: Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa faah faahin dheeraad ah kabixiyay Qaabka ay u shaqayn doonaan Ciidanka Xoogga dalka, qaabka loo qoranayo , tirada ay noqon doonaan iyo halka laga helayo taakulada Ciidanka.

 

Gen: Ismaaciil Qaasim Naaji oo waraysi siiyay Radio Galkacyo ayaa sheegay in haatan ay diyaar yihiin Ciidankii xoogga dalka Soomaaliya qaarkood , qaarna la qori doono isla markaana kuwii horay u jiray lakala sooci doono ayadoo la eegayo xagga da'da , Caafimaadka iyo waxyaabo kale.

 

Wuxuu Xusay In Ciidankii hore ee dalka Soomaaliya ay badi duqoobeen hase ahaatee Saraakiisha aan laga maarmi karin laqaadan doono .

 

Qaabka loo qorayo Ciidanka Xoogga dalka ayuu sheegay Gen: Naaji inay noqon doonto laba waji , wajiga koowaad ayuu sheegay in sanadka ugu horeeya la qori doono ciidamo Soomaaliyeed oo gaaraya 10,000 oo askari da'dooduna aysan waxbadan ka badnayn 25 sano.

 

Wajiga labaad ayuu sheegay inay sanadka xiga la qaadan doono ayna noqon doonaan 10,000 oo Askari , dhammaan beelaha Soomaaliyeed ee ka kooabn Afarta beelood iyo Barka ayaa beelohoodu kamid noqon doonaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

 

 

Mar wax laga waydiiyay Gen: Naaji halka ciidamadaasi fariisin u noqon doonta ayuu sheegay in dhammaan gobollada Puntland iyo Gobollada Dhexe ay Ciidamadooda Fariisin u noqon dooto magaalada Baladwayn, dhammaan ciidamada Jubbooyinka iyo Shabeellooyinkana ay fariisin u noqon doonto Jowhar.

 

Mar wax laga waydiiyay Gen: Naaji halka ay kala jiraan Ciidankii Xoogga dalka Soomaaliyeed saraakiishiisii caanka ahaa ayuu sheegay inay ku kala firiqsan yihiin magaalooyinka , Nairobi, Kismaayo, Muqdisho, Baladwayn iyo Gaalkacyo iyo sidoo kale meelo kale oo dalka iyo dibaddaba leh.

 

Mar wax laga waydiiyay halka laga keenayo dhaqaalaha Ciidanka lagu maalgalin doono ayuu sheegay inay jiraan dalal ballan qaaday inay taageero dhaqaale iyo mid hubba bixiyaan waxaana kamid ah dalalkaasi Yaman , wuxuu sheegay in ballanqaadkaasi loo sameeyay Soomaaliya xilli asaga iyo Eng: Xuseen Caydiid wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya ay halkaasi booqdeen.

 

Waxaa uu kalsooni kamuujiyay Naaji in Ciidanka xoogga dalka uu noqdo mid shaqeeya , mar uu kahadlayay kalsooni darada kala gashay Soomaalida ayuu sheegay in dalalka dibadda ee ay booqdaan ay mar walba ku yiraahdaan Haddaad Soomaali tihiin Afka kaliya ayaad kawada hadashaan ee Laabta kama wada hadashaan, waxaa lagaaray ayuu yiri Xilligii Laabta lagawada hadli lahaa oo la is saamixi lahaa.

 

CC.Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen Ismaaciil Qaasim Naaji oo waraysi siiyay Radio Galkacyo ayaa sheegay in haatan ay diyaar yihiin Ciidankii xoogga dalka Soomaaliya qaarkood , qaarna la qori doono isla markaana kuwii horay u jiray lakala sooci doono ayadoo la eegayo xagga da da , Caafimaadka iyo waxyaabo kale.

 

Wuxuu Xusay In Ciidankii hore ee dalka Soomaaliya ay badi duqoobeen hase ahaatee Saraakiisha aan laga maarmi karin laqaadan doono .

 

Qaabka loo qorayo Ciidanka Xoogga dalka ayuu sheegay Gen: Naaji inay noqon doonto laba waji , wajiga koowaad ayuu sheegay in sanadka ugu horeeya la qori doono ciidamo Soomaaliyeed oo gaaraya 10,000 oo askari da dooduna aysan waxbadan ka badnayn 25 sano.

 

Wajiga labaad ayuu sheegay inay sanadka xiga la qaadan doono ayna noqon doonaan 10,000 oo Askari , dhammaan beelaha Soomaaliyeed ee ka kooabn Afarta beelood iyo Barka ayaa beelohoodu kamid noqon doonaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

 

Mar wax laga waydiiyay Gen: Naaji halka ciidamadaasi fariisin u noqon doonta ayuu sheegay in dhammaan gobollada Puntland iyo Gobollada Dhexe ay Ciidamadooda Fariisin u noqon dooto magaalada Baladwayn, dhammaan ciidamada Jubbooyinka iyo Shabeellooyinkana ay fariisin u noqon doonto Jowhar.

 

Mar wax laga waydiiyay Gen Naaji halka ay kala jiraan Ciidankii Xoogga dalka Soomaaliyeed saraakiishiisii caanka ahaa ayuu sheegay inay ku kala firiqsan yihiin magaalooyinka , Nairobi, Kismaayo, Muqdisho, Baladwayn iyo Gaalkacyo iyo sidoo kale meelo kale oo dalka iyo dibaddaba leh.

 

Mar wax laga waydiiyay halka laga keenayo dhaqaalaha Ciidanka lagu maalgalin doono ayuu sheegay inay jiraan dalal ballan qaaday inay taageero dhaqaale iyo mid hubba bixiyaan waxaana kamid ah dalalkaasi Yaman , wuxuu sheegay in ballanqaadkaasi loo sameeyay Soomaaliya xilli asaga iyo Eng: Xuseen Caydiid wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya ay halkaasi booqdeen.

 

Waxaa uu kalsooni kamuujiyay Naaji in Ciidanka xoogga dalka uu noqdo mid shaqeeya , mar uu kahadlayay kalsooni darada kala gashay Soomaalida ayuu sheegay in dalalka dibadda ee ay booqdaan ay mar walba ku yiraahdaan Haddaad Soomaali tihiin Afka kaliya ayaad kawada hadashaan ee Laabta kama wada hadashaan, waxaa lagaaray ayuu yiri Xilligii Laabta lagawada hadli lahaa oo la is saamixi lahaa.

 

Idamaale News

Mohamoud_Hussein@yahoo.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this