Saalax Posted November 14, 2010 SANAAG(OWN)- Somaliland waa dal baaxad weyn oo xuduudo la leh dalal badan oo Afrika ah, waa dal qani ah oo ku wanaagsan xagwalba,sida Beeraha,iyo macdanta,sidasoo kale Somaliland waxa lama huraan ah in ay leedahay ilo dhaqaale oo ay ugu horeyso xoolaha nool oo dakhliga ugu badan ay ka soo gasho dalalka xoolaha loo dhoofiyo. hadaynu soo qaadano markii dawladii kaligii taliyahii Maxamed Siyaad Bare jirtay meesha Somalia lacagta ugu badani ay kasoo xaroon jirtey waxa ay ahayd Gobolka Togdheer(Burco)oo qani ku ah xoolaha Nool, oo dhaqaalo badani kasoo gali jirey Xoolahii noolaa ee dalalka Carabta loo iib geyn jirey. Sidasoo kale xaga sool iyo Sanaag ayaa xaga kale aad u qurux badan oo aad arkayso buuro,bari iyo bad oo aad garankarto meelaha ugu caansan Somaliland ay ka mid tahay buuraha quruxda badan ee DAALLO oo sida sawiradan aad ka dheehan karto kuu muujinaysa quruxda ay Somaliland leedahay dhinac walba iyo sida loo dayacaayo ee looga soo cararaayo.Hadii aad aragto Casimada Somaliland waxa ay la ciir ciiraysaa dad badan oo aad arkayso qaar badan oo xagaa iyo bari ka yimid soona degay Casimada iyaga oo ay u samixi weyday duruufaha ka jira iyo nolo malmeedkooda oo ku xidhnaaday casimada ama ay doonayaan inay ganacsigooda iyo hawlahooda ka fushadaan iyo qaar waxbarasho usoo doontay ka tayo wacan meesha ay joogaan. Dadka reer Somaliland waxa muhiima inay fiiro gaara u yeeshaan in ay jiraan dad ama quruumo aynu dal isku hayno loona bahan yahay in aan la banayn ee bariga Somaliland la xoojiyo,dawlada Somalilandna ay dadka reer Somaliland ee bariga degan ay baahidooda wax ka qabato si dadku aanay usoo guurin. Waxa aad daawataan bal sawiradan oo aad arki karto dalkeena sida Ilahay quruxda ugu manaystay iyo ka cago jiidka inaynu aamino ama ku nagaano meeshaa quruxda badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 Beautiful we are blessed with beautiful land, mashallah. Gobalada bariga jamhuuriyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 14, 2010 War Xaaji bal Axad wanaagsan intaadan jiboon Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 14, 2010 Mashallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 14, 2010 Halkuu xaajigii xamaanta dhigtay iyo Xajj-keenu Xiis iyo Maydh weeyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 ^^our ancestorial land just amazing Sheekhii maydh ku aasan sheekheni sheikh waliyulah.^Ilahoow ku naxariiso Hee maxaad tidhi abti taleexi axad wanaagsan sido kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 14, 2010 Someone please help me understand how this is a political. Libaahe, there are other sections in this forum bro, try utilizing those sections as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2010 I wanted to post it in the General section but it instead ended up in here. Anyhow enjoy the pictures it's not much of a issue whether it is in the political or general section. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 14, 2010 ^I am glad u had no some weird intentions . Beautiful pictures indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 14, 2010 War anigu inay duriyadu aabahood jeclaadaan waan taageersanahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
AhmadTaha Posted November 15, 2010 oo yaa u AABBE ah Qubbadda meesha ka muuqataa ma sanam la caabudaa mise waa masjid :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 15, 2010 Halkuu xaajigii xamaanta dhigtay iyo Xajj-keenu Xiis iyo Maydh weeyaan Istaaqfurullah ,,,,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ismacil mire Posted November 15, 2010 Originally posted by Suldaanka: [QB] Halkuu xaajigii xamaanta dhigtay iyo Xajj-keenu Xiis iyo Maydh weeyaan suldaanka,meelaha loo xajiyo waa bedenyehiin ee anigu sucuudigaan kugula talin lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites