me Posted June 7, 2010 Malayshiyo reer Puntland ah oo toogtay sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool,marxuun Cali Aadan Dhabarey Warkii 07-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa malayshiyo hubaysani ay ku toogteen tuulada Tuulo-buuryaqab ee gobolka Mudug sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool oo ka tirsanaa ciidamda Puntland,kaasoo magaciisa la yidhaahdo ala ha u naxariistee Marxuun Col Cali Aadan Dhabarey,isaga oo markaa safar ahaa oo deegaankaas ku sugnaa,waxaana xiliga la dilayey safarkiisa ku weheliyey ciidamo kale oo Puntland ah,ilaa iyo hadana lama qaban dadkii falkaas geystey,iyada oo uu ahaa dil la soo abaabulay. Dilka marxuunkaas ayaa laga dareemay magaalada Laascaanood,waxaana dilkaas lala xidhiidhinayaa dilal horay u dhacay oo ku slaysan aano qabiil,iydoon ilaa iyo hada arinkaas la cadayn,dadkii falkaas geysteyna la garanayo haybtooda,aanse ilaa iyo hada maamulkaasi wax talaabo ah ka qaadin falkaas. Ilaahay ha u naxariisto Col Dhabarey,qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iiimaan ha ka siiyo.Aamiin. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 7, 2010 Shacabka SSC waa uu ku khasaareen Pirateland waa lagu khasaaray Allah haa u naxariistu Marxuumka, gacan ka xaq daran baa dishay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2010 Originally posted by 'Liibaan': Shacabka SSC waa uu ku khasaareen Pirateland waa lagu khasaaray Allah haa u naxariistu Marxuumka, gacan ka xaq daran baa dishay war pirateland wa tolka, tolka cidii ku badali meyso ama doon ha saarnado ama taanki tigray ha saarnado Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 8, 2010 Allah ha u naxariisto ......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 8, 2010 ilaahay ha u naxaristo. Sabar iyo iiman.. ---------------------- Tuldo geel ah oo dhacan baad Toogasho u badheedhanee Ma dhulkaas dhanee tegeybaan Ninna dhagax u tuurayn Quote Share this post Link to post Share on other sites