Somalina Posted October 20, 2010 MMA, waa is jeceshay aad iyo aadee? bidaarta qar qariska iiga waran? indha adkaa rijaalka...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 20, 2010 Yaa isneceb? Teeda kalena kee i moodaa inaa ahay? You are wrong, mana ihi kaa u maleeyo inaa ii maleysid. Kan dhexda ku jiro aan ahay. Magaceygana waa Jiniboqor. Bidaar qaris beel. I look tired in that picture, though; maalintaas dhan waa wareegaaye. I posted the picture because Max'ed Cabdi Yuusufka uu afxumeynaaye u adkeysan waaye and I remembered meeting with him. He is a wonderful person, especially since we were sitting a table in front of them, those two gentlemen in the picture. Waxaa isla fadhinay laba qofood Reer Waqooyi ah, gabadha aan isnaqaano had a soft spot for secessionism (we knew one another for years, our political differences aan isku naqaan) and wiilka kale ee meesha ku aragtay asagana Reer Waqooyi ahaa was pro-union and was also a member of Hanoolaato party. She invited him to sit down. They had an interesting debate and I was bemused, observing and I particularly didn't want two to one inay the debate ahaato, especially two men against a girl. Those two gentlemen at back table heard us all. Max'ed Cabdi Yuusuf midka ah, he is the one on the right, nala hadlay, noona wacay, asagoo leh "Adeeryaal, iga raadi ahaada laakiinse inta soo fadhiista..." Gabadhii ayuu lecture u galay, muhiimada ee wadanimada leedahay, taariiqda loo soo maray, tiisa qaas ahaan, aad iyo aad. Long story short, iyadoo Soomaaliweyn aaminsan lagu kala tagay, though she still had her soft spot for goosasho. Markaa kasoo tagnay ayee i weydiineysaaba, iyadoo leh yee ahaayeen labadaas nin. She had no idea who they were. Waa ogaa aniga dadkee ahaayeen iyaga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 20, 2010 bracelet-kaas light blue-ga ah Sagal Arts maa ka soo gadatey? Kaftan. Waa yaabey oo waxaa is weydiiyey odeyga bidixda fadhiyo muxuu labada dhallinyaro kale agtooda ka sameynaa. Edit That is a great story MMA, daankiis! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 20, 2010 Aniba waa isweydiiye taas, odeygaas waalan maxaa dhex giliye barbaartaas. And that silsilad gacmeedka inta qof, wiil bilaa gabar, i weydiisatay, iga codsato inaa siiyo maba rumeysan kartid. In the end, my favourite niece soo siiye. And it wasn't light blue, kaamirada ka dhigtay saas. Same colour as my shirt ahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites