Kashafa Posted July 28, 2007 Qaraxan ayaa ahaa bam gacmeed lagu tuuray maleeshiyadda mukhaayadda ku qayilaysay, waxaana la xaqiijinayaa inay maleeshiyadani ahayd kuwa naftii u keenay dadka ku dhaqan xaafadda Suuqa Xoolaha. Waxay ahaayeen jaajuusiin waynaatay waxayna dadka ku hayeen dhac, dil, boob, caga juglayn iyo qafaalasho Waxaa dhinaca kale dil toogasho ah lagu dilay gudoomiyaha laanta Juungale ee degmada Yaaqshid Xasan Xaayow oo ku magac dheer Cirro. Dilka Xasan ayaa u dhacay si qorshaysan ayadoo ay fuliyeen rag bastooladu ku hubaysan waxaana la toogtay salaadii Maqrib xili uu u sii socday hoygiisa. Keep'em coming.. Ayakoo qayil oo fadheesteen aa la dahay ho, iga qabso tan. Say hello to my little friend, Xabashi maggot. Quote Share this post Link to post Share on other sites