General Duke Posted January 4, 2009 Dowlada Puntland oo ka hadashay Waxqabadkeedii Sunday, January 4th, 2009 at 11:18 am Jaamac Deperaani Horseed Media Garowe, Puntland Waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Garowe kulan looga hadlayey Qoraalkii ay dhawaan soo saartay Dowlada Puntland ee la xariiray Waxqabadka Xukuumada Puntland ee 2005 illaa 2009. Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen mas’ uuliyiin kala duwan ayaa waxaa kamid ahaa xubnihii sida aad ka ah uga hadlay arrimaha horumarinta ee dowlada Puntland qabatay Wasiirka Batroolka ee Puntland Mr.Aloore. Aloore ayaa halkaasi ka akhriyey qoraalkii dowlada ee waxqabadkeeda iyo waliba hawlaha macdan baarista. Quote Share this post Link to post Share on other sites