Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed arrives in Addis Ababa requests Ethiopian troops

Recommended Posts

Madaxweyne Shariif oo Addis Ababa kula kulmay Wafdi ka socda Mareykanka iyo Meles Zanawi.

 

(07-07-2009)Madaxwey naha soomaaliya Shariif Shiikh axmed oo shalay isaga iyo wafdi uu horkacayo gaareen Magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa halkaas xalay kulamo gaar gaar ah kula qaatay Diblomaasiyiin iyo safiirada beesha caalamka ee u fadhiya Adis Ababa.

 

Madaxweynaha ayaa xalay la kulmay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Addis Ababa, Danjirayaasha IGAD iyo Safiirka Sweden, kuwaasoo uu kala hadlay taageerida dowladiisa ee wajaheysa kacdoonada ballaaran ee uga imaanaya kooxaha mucaaradka.

 

Sidoo kale kulanka Madaxweynaha ayaa la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Mareykanka oo isugu jiray diblomaasiyiin iyo Senator ka tirsan Congress-ka Mareykanka, kuwaasoo ay isla soo qaateen xaalada soomaaliya.

 

Safiirka dowladda soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Saciid Yuusuf Nuur ayaa sheegay in kulankaasi looga dalbaday dowladda Mareykanka inay tageero dhinac walba leh siiyaan iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen in la soo dhameystiro ciidamo afrikaan ah oo ka socda Midowga Afrika, islamarkaasna ay ciidamada Itoobiya ugu ekaan lahaayeen Xadkooda.

 

Dhinaca kale Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa ayaa maanta la kulmay R/Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi, sida ay sheegayaan wararka labada mas'uul ayaa 22-kii bishii la soo dhaafay ku wada hadlay qadka taleefanka, waxaana kula maanta ay iskula soo qaadeen sidii ay Itoobiya u fulin lahayd baaqii ka soo baxay dowladda Mareykanka oo ahaa in ay banaanka ka joogto Arrimaha Soomaaliya.

 

Kulankan ayaa labada nin ayaa leyskula soo qaaday arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin ciidamada Itoobiya ee bilihii la soo dhaafay soo galay gudaha wadanka Soomaaliya gaarahaan tuulooyinka u dhow dhow xadka labada wadan.

 

Dalkanews.com muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is wrong with Sharif doing all he can to defend the Somali government? What is wrong with meating with PM of Ethiopia? Until Somalia can stand on its own two feet, it is better to keep Ethiopia on your side rather than against you. As they say in politics, make your friends close and your enemies even closer (to keep an eye on their msichief).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this