Maaddeey Posted April 3, 2010 ^Don't tell me u understood all our exchange No, I don't agree, he said: 'wax fahan' hence the reply, but if you of all people, thought that I was in agreement with NGONGE's mockings then I will add to this: Is tustus & waxaas Alle ayaa ku caalim ah, waxa nala raacshay waa muuqaalka kore, hawshan ay MUJAAHIDIINTU qabteen waa MIDKA ALLE LOOGU DHOWAANSHO BADANYAHAY [AQRAB AL QURUBAAT], Waqtigan la joogo TV & Videos waa min axsani wasaai'l al dacwah, waana shaqo fiican! mucaaradaada waxay la mid tahay Ookiyaalaha waa bidcah, ama adigoo yiraahda XAJKA waxan ku tegayaa AWR oo Diyaarad Nabiga & Saxaabadiisa (SCW) ma isticmaali jirin. Sxb, You made yor point and I made mine, marka intaan kadib nac-nac bay isu beddeleysaa ma is tiri? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted April 3, 2010 Alshabab al-dayuus allaha umada haka qabto! Quote Share this post Link to post Share on other sites