Sign in to follow this  
General Duke

SANAAG- another failure for Secessionists -update

Recommended Posts

RedSea   

Originally posted by Paragon:

Horaan u sheegay anigu. Meeye Red Sea? Waanu soo qabqabaneynaa adeer
:D
.

:D I am still having a laugh about the statement you made that was funny one wallee.

 

Anyways, it's not that important, but what is important is freeing those hostages. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

With all our troops in the south and the secessionists are having a hard time.

 

Oh how weakl Riyaale and his clowns are.

You see, you guys are able to defend yourself. Was there any need for your leaders to claim SL are being helped by non-Somalis lol? Fight the fight..

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

 

Wasiirka Difaaca Somaliland oo Beeniyey in ciidamada Somaliland ka baxeen Laasqoray

 

July 12th, 2008

 

Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Difaaca Somaliland, mudane Cabdillaahi Cali Ibraahim ayaa beeniyey war ay galabta baahisey Idaacadda BBC-da, laanta Afka Soomaaliga oo sheegay in ciidamada Somaliland ay ka baxeen degmada Laasqoray, dibna ugu guureen Ceerigaabo oo ay markii hore ka tageen.

 

Wasiirka Gaashaandhigga oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in warkaasi uu yahay mid aanay waxba ka jirin oo uu yahay dacaayad cadowgu faafiyey.
Waxana uu sheegay in ciidanka Somaliland ugu xoogga weyni ay joogaan bariga gobolka Sanaag, halkaana ay ku sugnaan doonaan.

 

Buuraleyda degmada Laasqoray ayaa koox budhcad badeed ahi waxay ku haystaan lammaane Jarmal ah oo ay ka soo afduubeen dalka Yemen iyaga oo ku safrayey doonni kuwa dalxiiska ah. Waxaana halkaa ka socda dedaal dhinacyo kala duwan leh oo la doonayo in lagu soo furto lahaystayaashaas shisheeye, iyada oo odayaasha iyo waxgaradka deegaanku ay wadaan waanwaan iyo masaalaxo ay doonayaan inay ku siidaayaan dadkaa afduuban, halka ciidamada Somaliland jiiddaa ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ujeedadoodu tahay inay xoog ku dayaan haddii ay suuragal noqoto ama loo maara-waayo budhcadda.

 

Warkan wasiirku beeninayo waxa uu soo baxay kadib markii ilaa Khamiistii ay deegaanka Laasqoray gaadheen ciidamo laxaad leh oo Somaliland ah, kuwaas oo ka tegey Ceerigaabo, taasina ay keentay in maamulka Puntland uu isaguna soo abaabulay maleeshiyo ka soo horjeedda ciidamada Somaliland ee tegey deegaankaas. Waxana uu warkaasi sheegay in ciidamada Somaliland ay dib uga soo baxeen Laasqoray, kadib markii ay is khilaafeen maleeshiyo beeleed deegaankaas joogta.

 

Wasiirku waxa uu sheegay in warkaas aanay waxba ka jirin, ciidamada Somaliland-na ay joogaan Laasqoray. Waxana uu ku eedeeyey maamulka Puntland inuu ka dambeeyey, qaybna ka yahay budhcad badeedda.

 

Hase yeeshee, waxa uu xusay wasiirku in qorshaha ciidanku aanu ahayn inay xoog ku soo furtaan lahaystayaasha, isaga oo sheegay in ay socoto waanwaan la doonayo in lagu soo afjaro afduubka lammaanaha Jarmalka ah.

 

Afduubayaasha oo ay ku jiraan rag ka soo jeeda deegaankaas Laasqoray oo ay ku muransan yihiin maamulkiisa Somaliland iyo Puntland ayaa la sheegay inay dalbanayaan lacag madax furasho ah oo dhan 1 Milyan oo Doollar.

 

 

 

C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer you are lost. Keep day dreaming you aint gonna control those regions nor get any recognition. You are but a mere province fighting over a waterhole.

 

May Allah bring you sanity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Adeer defeat is your history,.

Was it not Riyaale who ran fro his life from LA?

Was your militias boss not defetaed and then sacked because of Dhahar?

 

Now you are quite over Las Qoray and you know most of my forces are not even in the region.

 

Shame how weak and naked the secesionist have become. Recognition you say, youv are all talk, soon you will not even hold Hargaysa saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I quote another seceionist paper..

 

Puntland Ciidamo Xoogleh Soo Dul-Dhigtay Magaalooyinka Badhan Iyo Laas-Qoray Iyo Weftigii Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Guurtida Oo Halkaas Iskaga Soo Baxay

 

“Haddii la doonayo Somaliland qarannimadeeda waa in lala soo gaadho gurmad degdeg ah degaanka si looga hortago maleeshiyadda Puntland”
Secesionist can sure sing
:D

 

Hargeysa, July 14, 2008 (Haatuf) – Maamul-goboleedka Puntland ayaa shalay gelinkii dambe ciidamo xoogleh oo wata gaadiid farabadan oo tikniko ah soo dul-dhigay magaalooyinka Badhan iyo Laas-qoray oo ka tirsan bariga gobolka Sanaag, waxaana la sheegay inay ciidamadaasi halkaas yimaadeen kadib markii ay ciidamada qaranka ee Somaliland ay dib uga soo baxeen magaalada Laas-qoray oo ay toddobaadkii ina dhaafay gacanta ku hayeen, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay inay ciidamada Somaliland dib uga soo laabtaan Laas-qoray, inkastoo ay wararku xaqiijiyeen inay magaalada Laas-qoray ku hadheen xoogay ciidamo efentari ah oo dhowaan laga qarameeyay degaamada bariga Sanaag.

 

Maleeshiyada Puntland ee timi magaalada Laasqoray iyo ciidamada degaanka ee halkaas kaga hadhay ciidanka Qaranka Somaliland, ayay wararku sheegeen inay shalay galab ku sigteen inay isku dhacaan, kadib markii ay Maleeshiyadda Puntland amar ku bixisay inay ciidamadaasi ka baxaan magaalada, hase yeeshee waxaa la sheegay inay arrinta ay markii dambe soo dhex galeen odayaal ka tirsan degaanka Laas-qoray, kuwaas oo kala dhexgalay labadan ciidan, walow ay Maleeshiyada Puntland ka timi oo aad u hubaysani ku hanjabeen inay weerari doonaan ciidanka Somaliland ka jooga Laas-qoray.

 

Dhinaca kale, Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha Guurtida, Siciid Jaamac Cali iyo wefti uu hoggaaminayo oo beryahan socdaal ku joogay magaalooyinka Laas-qoray iyo Badhan, ayaa xalay caweysinkii la sheegay inuu ka soo baxay magaalada Badhan oo hadda ku sugnaa, kadib markii ay shalay halkaas soo degeen ciidamo xoog badan oo ka tirsan Puntland, kuwaas oo la sheegay inay wataan tikniko lagu qiyaasay ilaa 35 gaadhi oo kuwa dagaalka ah.

 

Ciidanka Puntland ee yimi duleedka Badhan ayaa la sheegay inuu hogaaminayo nin degaanka Bariga Sanaag u dhashay oo la yidhaahdo Siciid Gorayo-cawl oo hore uga baxsaday ciidamada Qaranka Somaliland.

 

Gudoomiye ku-xigeenka 2aad Guurtida oo aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay ka hor intii aanu ka soo bixin Badhan, ayaa noo xaqiijiyay inay maleeshiyo xoog leh soo dul-degtay magaalooyinka Badhan iyo Laas-qoray, isagoo dhinaca kalena sheegay in ciidankii qaranka Somaliland oo watay tikniko farabadan uu magaalada Laas-qoray ka soo baxeen saddex maalmood ka hor, taasina ay keentay inay maleeshiyadda Puntland ku soo dhiiradaan inay yimaadaan Laas-qoray iyo Badhan.

 

Mr. Siciid Jaamac waxa uu xusay in magaalada Laas-qoray ay ku sugan yihiin waxoogay ciidanka qaranka ah oo ka soo jeeda degaanka, kuwaas oo aan haysan awood ku filan oo ay iskaga difaacaan maleeshiyada Puntland ee weerarka ah, waxaanu ku baaqay in lala soo gaadho gurmad ciidan oo ka hortagga weerarka Puntland ee gar-darrada ah.

 

“Haddii la doonayo Somaliland qarannimadeeda waa in lala soo gaadho gurmad degdeg ah degaanka si looga hortago maleeshiyadda maamul-goboleedka Puntland,” ayuu yidhi Xildhibaan Siciid Jaamac.

 

Maalmihii u dambeeyay waxaa degaanada ku dhowdhow Laas-qoray ka jiray dhaqdhaqaaqyo milateri oo lagu baadi-goobayay dad ajnebi ah oo ay koox budhcad badeed afduub halkaas ugu haysteen, waxaanay ciidamada Qaranka Somaliland oo degaanadaas ku ruqaansaday isku dayayeen inay soo badbaadiyaan dadka halkaas qafaalasho loogu haysto, iyagoo maalintii Salaasadii gacanta ku dhigay gebi ahaanba magaalada Laas-qoray oo aan wax iska horimaad ahi ka dhicin, kadib markii ay ciidamo tiro yar oo halkaas ka joogay Puntland ay iskaga baxeen.

 

Hase yeeshee dorraad ayay ahayd markii idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaligu ay sheegtay in ciidamada Qaranka Somaliland ay ka baxeen magaalada Laas-qoray, balse wasiirka Difaaca Somaliland Cabdillaahi Cali Ibraahim ayaa isla markiiba si kulul u beeniyay, waxaanu sheegay in aanay jirin ciidamo Somaliland ah oo ka baxay Laas-qoray.
:D

 

Ilaa hadda lama ogga sababta keentay inay ciidamada qaranku ka soo baxaan magaalada Laas-qoray, iyadoo weli ay kooxdii budhcadda ahayd degaankaas ku haystaan dadkii Ajnebiga ahaa ee ay soo afduubeen.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudaaharaad lagu Diidanyahay Mamulka Somaliland oo Maanta ka Dhacay Baran

 

Waxaa Saakay Mudaaharad Balaaran Oo loogaga Soo Horjeedo Kalagoogo’a Soomaaliya uu ka Dhacay Magaalada Baran Ee Xarunta Gobolka Sanaag .

 

Mudaaharaadayaasha ayaa Watay Boorar Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Gawaari ay ku Xiran yihin Codbaahiyeyaal ayna ka Baxayeen Sawaxanka Heesaha Wadaniga ah Boorarka ayaa ku Qornaa Halkudhigyo Lagu Amaanayo Midnimada iyo Qaranimada Soomaaliya halka Kuwo Kalena ay Ku Qornaayeen Halkudhigyo Lagu Diidan yahay Kalagonynta Magaalada Hargeysa Ee Caasimada 3aad ee Soomaaliya ay Ka Wadaan Maamulka Daaahir Riyaale Kaahin oo Logag Soo Horjeedo Kalagpoogo’a Soomaaliya oo ay ka Mid yihin Kalageeye Doonimeyno, Doolarqaate Doonimeyno.

 

Mudaaharaadayaasha oo Dhaxmar marayay Gudaha Magaalada baran iyo Daafaheedaba ayaa Waxaa Meel Fagaare ah kula Hadlay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Max’ud Saciid Nuur ,Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Axmed Muuse Suldaan iyaga uu Goobtaasna Goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Amniga DGPL Jaamac Xirsi Faarax Waxakale Ee Isaguna Halkaa Joogay Taliyaha Aaga Daraawiishta Ee Gobolka Sanaag C/laahi Cumar Cashuur .

 

Maal muhii ugu Dambeeyay ayaa Magaalada Baran Waxaa ku Soo Qulqulayay Dad Aad u Farabadan oo isugu Jira Ururada NGO-yada Ee Degmooyinka Kale Ee Gobolka Sanaag Sida Dhahar Buraan Xingalool Hadaaftimo iyo Meelo kale Oo Gobolka ah kuwaas oo Dhamantood isu soodiyaariyay in ay ka Qeybqaataan Mudaaharaad Balaaran oo Maalintoo Daraato aheyd loogaga Dhawaqay Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Ee Gobolka Sanag e ay ugu Dhawaaqday in lagu Qabandoono Magaalada Baran Ee Xarunta Gobolka Sanaag .

 

Cawil Nadiif Suldaan

SBCInternational- Baran

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Duke

 

how did you manage to loose LA in 30mins but then again ******* from bossaso always turn and run before a bullet is fired, hahahahaha

 

i gues with big back side and belly they not much good at fighting other than wearing skirts and begging a dictator.

 

your history is written in shame and defeat remember last time the ****** was running.

 

******** ********* ******** ********

 

[ July 15, 2008, 09:57 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Rudy the Duke talks, the problem is that you cannot even string a few words together let alone talk.

 

But good luck, your liberation clan struggle is confused and your secessionist friends are losing a war against a state that is not even fighting them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

 

But good luck, your liberation clan struggle is confused and your secessionist friends are losing a war against a state that is not even fighting them.

How about if a official fight begins before Ramandan? A full blown out war to settle things is really needed once and for all. The losers will keep out for good.... Sign on the dot that you're ready Duke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this