Kamaavi Posted November 29, 2008 Yarka kaa koreeya uun baan tusi rabnay in hadday dadku rabaan in wax la-la qasan karo. Markaa wax saas usii kuusan nama dhexyaalo. Mahadsanid awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted November 29, 2008 ^^^Walaahi waa cajiib...inta dadka maagtid baad leedahay waxaaan rabaa inaan tuso "wax in lala qasan karo". Farancab, ina-adeer, anigu meeshaad iigala qaaday wali waan garan la'ahay ee hadaad anigu wax kuu dhimay iga raali ahow. Anigoo dad kale aan is heesano ayaa inta laguu soo diray baad adoo geeso laqabto leheyn baad madax-madax iigu soo gashay. Hadana markii moderatorku ku waaniyey ayaad cabsatay. Anyway, let that be a lesson to you. Don't let others to tell you to do their dirty work for them...okay! Wibilahi Tawfiiq. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 30, 2008 ^Viva calaacal, nin is waalaba waabiyaa helo walee. Maanta Dhul-Qarneyn baaba in la caayay ka calaacali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 30, 2008 Bye Bye tfg and Cheerleaders!!!!!!!!!! Bye Bye indeed .............. Let's see the turn of the nationalism now. The old man is saying it is one clan meeting that is happening in Djibouti. ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 30, 2008 Originally posted by rudy-Diiriye: Oh Somalia, oh Somalia ya always on my mind from Djibouti to Hargesia to Bossasso from Hawaas to Galkacyo to Jowhar from Beldweeyn, to Xamar to Marka from Baidoa to Kisymayo to Waajeer Your enemies have always tried to conquer u but your sons and daughters always came to your rescue from axmed gurey, to the sayid to xawataako, to the shaabab Now that they have defeated your latest enemies Your future looks bright and shining like the bright star that you are And your true heroes will always be by your side Oh Somalia, oh Somalia ya always on my mind This is why I love Fridays!! Its truely a blessed day. well...if u havent heard the news!! The Amxaars are running away from xamar... tfg is no where to be found and soon u will see them chased with a bullets. Here is a lil song for our country --- beautiful Somalia. Nicely put. Soomaaliyeey toosoo ku dar. Quote Share this post Link to post Share on other sites