Sign in to follow this  
Cowke

Puntland: Is There A Shabab Factor. Press Release

Recommended Posts

Cowke   

Sheekh Fu’aad Max’med Khalaf oo Caawa Sheegay in ay Puntland Hawlgalo ka Wadaan

 

Published on: September 30,2009 Garowe Time 1:22 am

 

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah Mas’uuliyiinta Xoogaga Hubaysan ee Dagaalada ka Wada Soomaaliya Gaar ahaan Al Shabaab ayaa Caawa Magaalada Muqdisho ku qabtay Muxaadaro Balaaran oo uga hadlayay xaaladaha dalka Somalia.

 

Muxaadaradan oo ay kasoo qayb galeen dad aad u fara badan ayaa ka dhacday Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho gaar ahaan Masjidka Abuu Hureyra halkaas oo ay Dadku siweyn ugu Dheg raaricinayeen Hadalada wadaadka.

 

Sheekh Fu’aad oo ah Wadaad Aftahan ah islamarkaana kasoo jeedo Maamulka Puntland ayaa Caawa si qota Dheer uga hadlay arrimaha Somalia iyo halka ay wax u marayaan Kooxaha Mucaaradka ah ee Somalia dagaalada ka wado.

 

Ugu Horayn Sheekhu wuxuu sheegay in ay ku Jiraan dagaal Jihaad ah oo ka dhan ah AMISOM iyo Dowlada Federaalka Somalia islamarkaana aysan jirin wa u diidaya in ay Dagaalada sii wadaan.

 

” Anagu waxaan nahay Garma-qaatayaal dhanka Gaalada ah cidna kama yeelayno joojiya dagaalka, ma ahan in Wadaado Xumayaal ay dhahaan Ugandhays iyo Maleeshiyada Kooxda Shariif Ha dilina waan dilaynaa waana isku qarxaynaa” ayaa ka mid eheed Hadaladii Sheekh Fu’aad.

 

Muxaadarada oo Eheed Mid aad loo Dhageysanayey ayuu marba Ninac kaga hadlayay, Sheekh Fu’aad wuxuuna Caawa sheegay in dagaallo Jihaad ah ay ka wadaan Puntland iyo Somalia sida uu hadalka u dhigay.

 

Mar uu la Hadlayay Dadka Deleted loo yaqaan ayuu Sheekh Fu’aad yiri ” Fulay Xantiisa ma mooga waxaan ogahay in Dadka Jihaadka Neceb ay Mujaahidiinta qaab Qabiil ula hadlaan waxaas majiraan” ayuu yiri Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf.

 

Wadaadkan Xagjirka ah wuxuu intaas ku daray in Odayaasha Beesha deleted iyo kuwa Gobalada Dhexe ay qaateen Fikirka Islaamiyiinta isagoona caawa daaha ka rogay wararka ay Odayaasha Beesha Deleted iyo Taageerayaasha Dawlada Soomaaliya ay ka Sheegaan Kooxda Al Shabaab Isagoo arimahaas ka hadlayay ayuu yiri.

 

” Socdaal aan dhawaan ku aadnay Maxaas waxaa si toos ah lay weydiiyay wax nagula xaman jiray, mid kamida Odayaashii reer Abtiyaasheey ahaa yaa yiri Sheekh Fu’aad muxuu yahay Jihaadka aad adiga iyo ina Axmed Godane aad ka wadaan dhulkeena oo aan ka socon Puntland iyo Hargaysa”.

 

“Waxaan ugu Jawaabay soo idinka dagaalkii Jihaadka ah kamasoo celinay Bandiiradleey si uu Garowe u gaaro xiligii Maxaakimta, markaas ayay is garteen Odayaashii aan u tagnay” ayuu yiri Sheekh Fu’aad.

 

Ugu Dambayntii Sheekh Fu’aad wuxuu sheegay in ay dagaalada geyn doonaan meel walba oo Somali ah isagoona si gaar ah u sheegay in ay Howlgallo ka wadaan Puntland iyo Somaliland sida uu hadalka u dhigay.

 

Muxaadaradii caawa uu Sheekh Fu’aad ku qabtay Muqdisho ayaa noqotay Muxaadaradii ugu dhegaysiga badneed waxaana xili habeen ah kasoo qayb galay Boqolaal qof oo reer Muqdisho ah.

 

Waa markii ugu horaysay oo uu Sheekh Fu’aad si cad ugu Jawaabo Odayaasha ku Eedeyn jiray in uu Dagaal kasoo safriyay Maamulka Puntland oo ah Meela ugu Nabada badan Somalia.

 

RBC Muqdisho Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

You do realize that the people who attended this grand deviant's so-called "muxaadarooyin" are simply hostages who are forced to attend his deranged sermons under gun point, right?

 

Now as for him talking about attacking Puntland. He is talking out of his behind. Puntland will do whatever it takes to protect it's cherished peace, because we have zero tolerance policy for those who wish to unleash unbridled fitnah in our midst.

 

I just feel sorry for M society, who might believe this guy's propaganda and think he's actually serious when he says, he's working towards spreading his false 'jihad' in Puntland. Only gullible fools would take this man on his word. But I guess gullibility would not be a first for M society folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Mr.Somalia, Well these so-called wadaad tried first with us back in 92 and i think we all remember what happened then between the ssdf and al-itihaad their other name.

 

All al-itihaad members who came from different regions including (mr.aweys) were told can not reside among puntland and only native puntland al-itihaad can stay and work at the port.

 

We will realized these so called wadaads were using religion as fog-screen to take over us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Funnily enough sayyid abdulle was the first famous person to try and use religion as a fog-screen to take over us, and we will remember how that turned out as was documented by the new york post newspaper august 5 1905.

http://query.nytimes .com/mem/archive-fre e/pdf?res=9805E7DD1E 3BE631A25756C1A96E9C 946797D6CF

 

Ps: Interesting to note is the king at that time was sympathetic to sayyidka and used to dock weapons down at baargaal and give it to him to fight the british. However when the king started to see the sayyid was killing his own people as noted in the article (wiping out villages in the western part of ethiopia) and was heading towards him, he had to do what was in the interest of his territory and save his people. Imagine that your helping someone and then he comes towards you and attacks you. Somalidaa wa dad cajiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Haye..markii aad baadiyaha gali jirtay miyaa la gaaray? What's the relevance of bringing such unimportant news about the late Sayyid.

 

Cowke, ADD much?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Mr.Somalia sayyid has alot of importance in this issue. He was the first to use these manipulative tactics in the somali pennisula and shabab is simply trying to imitate him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this