MoonLight1 Posted August 31, 2009 Dowladda oo ka hadashay ciidamada dhaqdhaqaaqyada ka wada magaalada Baledweyne. 29 August, 2009 Dowladda KMG ah ayaa ka hadashaday dhaqdhaqaaqyada ciidanka ee ka jira magaalada Baledweyne xarunta gobolka Hiiraan halkaas oo ay shalay la wareegeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah. Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi Ra'isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa'id ku qabtay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowladda iyo kuwa uu ugu yeeray inay taabacsan yihiin ay shalay howlgallo ka sameeyeen magaalada Baledweyne. Wuxuu sheegay in howlgalada ay ciidamadu ka sameeyeen magaalada Baledweyne ay guulo ku soo dhamaadeen, isagoona beeniyey wararka sheegaya inay ciidamadu dil iyo dhac ka geysteen xaafadaha magaalada Baledweyne. "Ma jiraan dhac iyo dil ay ciidanku ka geysteen magaalada Baledweyne, waa jiraan qaladaad yaryar waana la saxayaa oo dowladdu guddi ayey u sartay" ayuu yiri Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi Ra'isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda. C/raxmaan Ibbi marna sooma hadal qaadin ciidamada Itoobiyaanka ah ee qabsaday magaalada Baledweyne, wuxuuna ku gaabsaday inay yihiin ciidamo taabacsan dowladda oo garab siinaya ciidanka dowladda KMG ah. Si kastaba ha ahaatee dowladda KMG ah ayaa u muuqata inay ka gaabsanayso soo galitaanka ciidanka Itoobiya ee gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baledweyne oo shalay ay la wareegeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 31, 2009 And this was Prof IBBI in 2007 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 31, 2009 Siyaasadna waa midaan sal lahayn and Ibbi is always Ibbi! Aniga waxaa iigu yaab badnaa markii uu inta US imaaday uu ka sheekeeyey nin Soomaaliyeed oo xaaskiisa nin Itoobiyaan ah u ogolaaday inay la tumato...siduu isagu ku doodayo oo inta la dhahay waxaas ceeb waaye oo ha sheegin uu leeyahay "Waa sheegaa, Waa sheegaa" Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 31, 2009 Yup and the Ethiopians in Hiiraan are the same Ethiopians of 2006. Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted August 31, 2009 Nice to meet you again GD Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 31, 2009 Sheer hypocracy, OO ODAYGII YEEY AHAA MAXAA LAGU MAAGAY? Siyaasada Somalia waa mid madaxa ku socota. or maybe the current Ethiopians are more civil than 2007, or maybe their aids he been cured. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted August 31, 2009 War Moonlight war ninyow ma ramadaanki baa mashquul ka dhigay waa lagu waayey sxb. Soo Dhawoow. IBBI is the biggest scum of them all and the evidence is all there to be seen Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 31, 2009 Wacdaro sxb thanks, Ramadaan kariim. These guys, IBBI and co sent lots of youngsters to an early grave telling them to fight the Ethio and die for their country, and now they are telling us Ethiopia is our saviour, and nothing major is happening in Beledweyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted August 31, 2009 Ramadan Kareem to you too bro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 1, 2009 These are the Ethiopians of Sh. Shariif not the Ethiopians of A/Y ..... see the difference ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 1, 2009 JB odeygii Rayale ahaa tabtii yeey buu wataa oo inuu ethios keeno baa la leeyahay, ee maxaa ka jira? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 1, 2009 War jiraaba cakaaruu iman ..... Ma maqashay ninkii yidhi "Caddamaddaydii ha la ii soo celiyo" ,, ?? ,,, walee maalin dhow meeshaa xabashigayga ii daa baa ka dhici doonta ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites