Jacaylbaro Posted May 6, 2009 Waxaa gudaha usoo galay wadanka Somalia cutubyo ka tirsan ciidamada wadanka Ethiopia iyadoo ciidamadaasi ay soo galeen qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan oo ku yaala bartamaha wadanka Somalia iyadoo ciidamadaasi ay ku hubaysnaayeen gawaadhida Gaashaman. Ciidamadan ayaa waxa ay kasoo gudbeen dhanka feer feer ee ismaamulka kilinka shanaad ee wadanka Ethiopia iyadoo markii ay soo gaadheen aagaasi ciidamada wadanka Ethiopia oo ku hubaysan hubka noocyadisa kala duwan ay halkaasi ka ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa deegaanada Gobolka Hiiraan ee wadanka Somalia. Deegaanada ay soo gaadheen ayaa waxaa kamid ah Deefow, Cagaarey iyo Cali Ganey kuwaas oo dhamaantood hoos yimaada Gobolka Hiiraan ee bartmaha wadanka Somalia ku yaala iyadoo ciidamadu ay horay usii ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah iyadoo aan ilaa hadda la ogayn ujeedada dadkaasi ay u kaxaysteen. Sidoo kale ilaa hadda wax war ah lagama hayo ujeedada ka danbaysay soo gelista gudaha wadanka Somalia oo ay ka baxeen kadib markii ay Somalia ay ku sugnaayeen muddo 2 sano ah oo ay kala kulmeen iska hor imaadyo xoogan kaas oo ku khasbay inay dib uga laabtaan wadanka Somalia una gudbaan xadka dhulka wadanka Ethiopia. Hadaba ilaa hadda kamaysan hadlin masuuliyiinta Dawlada KMG ah ee Somalia ee ku sugan Gobolka Hiiraan iyo waliba Islaamiyiinta maamusha Gobolkaasi oo gelistii xadka dhulka Somalia gaar ahaana Gobolka Hiiraan oo ay soo galeen kana ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah oo waqtigaasi ku jiray hawl maalmeedkooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 6, 2009 Xabashis can only be defeated when we sort our differences. They will come and go wherever they please as long as we have divisive factions. JB what is your view on this development? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2009 The same view i had for the last 18 years .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2009 In Short, Take Somaliland steps to form your own government with no foreign interference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 6, 2009 I asked you your view on Ethiopia/Xabasha. Unless you consider both entities the same. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2009 what view exactly ??? ,,, should be specific with your question. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 6, 2009 Ethiopia is your neighbor nothing more nothing less, it should not come in to your borders nor should it dictate your leaders what to do. But what JB Is saying is true sort out your problems in Somalia form government in Somalia for the people by the people with out Ethiopia interfering in your affairs Quote Share this post Link to post Share on other sites