Juje Posted September 30, 2009 War Deg-Deg ah: Dagaal hadda ka bilowdey Kismaayo KN: Dagaal culus ayaa fiidnimadan ka qarxay bartamaha magaalada Kismaayo, xabadu waa ay bilaabatay, waxayna u dhacaysaa si darandoori ah, dagaalkuna waa mid culus sida ay noo xaqiijiyeen madaxda Xisbul Islaam oo hadda aan la xariirney. Waay xabadu ka dhaxaysaa xaafada Shiilkole iyo Siinaay oo ay kala joogaan labada dhinac. Ma jirto wax faahfaahin ah hase yeeshee dagaalku waa mid la filayay saacadihii ugu dambeeyeykadib markii ay joogsadeen dhamaan wixii wadahdalo ahaa ee socdey. Dagaalkani waxaa saakay iclaamiyey Sh. Xassan Yacquub afayeenka maamulkii magaalada ee dhanka Xarakatul Shababul Mujaahidiin. wixii kasoo kordha kala soco KismaayoNews. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 30, 2009 Not a surprising development at all though many had hoped this will be avoided. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 30, 2009 The other irony Xiin is that the conflict will also start in Xaamr, Bay, Shabelleda Dhexe and all other areas these militants share. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 30, 2009 Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo kacdoon sameeyey iyo xaalada Kismaayo oo kacsan Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadha magaalada istaraatijiga ah ee Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sugnaa gudaha magaalada Kismaayo ay hubkoodii tiiriyeen iyagoo si buuxda ugu gacan seydhay dhawaaqii ka soo yeedhay Sheekh Xasan Yacquub. Ilo wareedyo xog ogaal ah oo u waramay warsidaheena ayaa sheegay in 40 ka mid ah ciidamada Al-shabaab ee ku sugnaa gudaha magaalada Kismaayo ay hubkoodii tiiriyeen kuna war geliyeen Sheekh Xasan Yacquub inaysan u dagaalameynin. Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidankani uu kacdoonkan sameeyey ka dib markii saaka uu Yacquub iclaamiyey dagaal ka dhan ah Ururka Xisbul islaam. kacdoonka ay sameeyeen afartkan nin ayaa ku soo beegmaya iyadoo maalintii shalay ahayd ay ciidamada Xisbul islaam ku soo biireen 60 ka mid ahaa ciidmadii amniga ee maamulkii hore ee magaalada Kismaayo. Isku soo duuboo waxaad moodaa in ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa gudaha Kismaayo ay soo wajahday kala daadasho ka dib markii ay ku qanci waayeen dagaalka la iclaamiyey ee la doonayo inay la galaan walaalahooda Xisbul islaam. Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaan in qeybo ka mid ah shacaabka magaalada Kismaayo ay bilaabeen inay isaga baxaan magaalada iyagoo ka cararaya dagaal laga cabsi qabo inuu wakhti kasta ka qarxo gudaha magaalada Kismaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 30, 2009 Yes Juje the war between these two orgs will not be limited to Kismayo. Sadly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 30, 2009 This shows what a bunch of !diots these shabaabs are, they never learn from history, and Afghan mujahideen civil war is not far from us, no one can win thee sort of wars. But its good news for the caravan I guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 30, 2009 JUST LOVLY NEWS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted September 30, 2009 Gabadh soomaaliyeed baa waxay ku maah maahday meel aadan ka uunsan jirin hadaad ka uunsato, meel aadan ka guban jirin baad ka gubataa Question is why would Ahmed Madoobe attack a peacefull city. Kismaayo has never been as peaceful as today. Madoobe will be responsible for any blood shed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 30, 2009 ^^^ This is tragic news, but these militias have again proven how short sighted they are. This war if it is not stopped will cause mayhem in the deep south/central regions and we might get new factions that make the current leaders of Al Shabaab like Ghandi. The silly man who declared war this morning and the other ***** who thought. Bringing armed men into town was smart both bear responsability. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 30, 2009 Originally posted by Ducaysane: Gabadh soomaaliyeed baa waxay ku maah maahday meel aadan ka uunsan jirin hadaad ka uunsato, meel aadan ka guban jirin baad ka gubataa Question is why would Ahmed Madoobe attack a peacefull city. Kismaayo has never been as peaceful as today. Madoobe will be responsible for any blood shed. I am afraid in aadan la socon sheekada dhan ama aad iska indha tirayso. Laakiin Axmed Madoobe simply stated that shabab have attempted a coup on the administration which was agreed earlier that it would be shared equally, and he went there only to enforce the terms of the condition. Axmed madoobe is not responsible in any form, and he didn't attack the city as you would like us to believe. Quote Share this post Link to post Share on other sites