Sharif_seylaci Posted September 12, 2006 Ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland oo maanta madaafiic isku weydaarsaday deegaanka Ari-cadeeye Wararka naga soo gaaraya magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ay maanta rasaas culculus iyo madaafiicba isku weydaarsadeen deegaanka Ari cadeeye oo u dhow magalaadaasi, halkaasoo mudooyinkanba ay isku hor fadhiyeen ciidamada labada dhinac. Madaafiicdan oo bilaabatay barqanimadii maanta ayaa laga maqlayey magaalaada Laascaanood, iyadoo hakadna gelisay isu socodkii gaadiidka ee magaalooyinka Burco iyo Laascaanood, mana jiraan wax qasaare ah oo ilaa hadda la soo weriyey oo madaaciicdaasi ay geysteen, hase ahaatee waxaa la sheegayaa inay khal-khal fara badan geliyeen dadka ku nool magaalada Laas-caanood oo iyadu aheyd sanadihii la soo dhaafay meel muran uu ka taagan yahay oo labada maamul uu midba goonidiisa u sheegto, lamana garanayo waxa sababay shaqaaqqadaasi, inkastoo maamulka Puntland rasaasta maanta dhacdey ay ku eedeeyeen inay bilaabeen ciidamada Somaliland, mana jiro war madax banaan oo xaqiijiniya arrintaas. Madaafiicdan laysku weydaarsaday deegaanka Ari cadeeye ayaa ku soo beegmay xili magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool uu ku sugan yahay madaxweynaha maamulka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi oo sida ay wararku sheegayaan halkaasi u jooga xalinta khilaaf u dhexeeyey mudooyinkan dambe beelo ood wadaag ah oo halkaasi ku wada dhaqan. Ma aha markii ugu horeysay ee iska horimaad noocan oo kale uu deegaanka Ari cadeeye ee gobolka Sool uu ku dhexmaro ciidamaada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland, waxaana horey halkaasi labada ciidan ugu dhexmaray dagaalo dhowr ah oo dad badan dhimasho iyo dhaawacba ay ka soo gaartay, mana jiro ilaa hadda xabad joojin iyo xal laga gaaray khilaafka u dhexeeya labadaasi maamul ee salka ku haya cida taladeeda yeelaneysa magaalaada Laas-caanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 12, 2006 I dont' think this is true, some shots must have fired and all of sudden, it's considered a war? too much panic in the media. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 12, 2006 Ciidamada Somaliland oo madaafiic kusoo tuuray Deegaanka Adhi cadeeye Last Updated::2006-09-12 18:01:04 Laas Caanood:- Ciidamada kasocda maamulka La baxay Somaliland ayaa maanta madaafiic kusoo tuuray deegaanka Adhi Cadeeye. Arrintan ayaa la sheegay in ay Ciidamada Puntland ee deegaankaasi ku sugan ay jawaab ka bixiyee, ayadoo la dareemayo heegan sare oo ay labada dhinac ku jiraan. Duqeyntan ayaa kusoo beegantay xili uu Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse uu ku sugan yahay magaalada Laas Caano. War kasoo baxay Madaxtooyada Laas Caano ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Cadde Musse uu guddi u saaray inuu soo baaro dhaq dhaqaaqa la sheegay oo ay wadaan ciidamada Somaliland. Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada Soomaaliland ay isku dayeen in ay kala xiraan jidkad u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laas Caano, si uusan halkaasi u booqan Madaxweynaha Puntland. Mas'uuliyiinta Puntland ayaa ayagu sheegay in arrintaasi aysan dhici karin, isla markaana Madaxweynaha uu tagi doono Gobalka Cayn iyo magaalada Buuhoodle. Waa markii ugu horeysay oo uu Madaxweyne Puntland uu safar ku aado gobalka Cayn ee Buuhoodle tan iyo intii la dhisay Dowlad Gobaleedka Puntland 1998dii. Arrintan ayey u muuqdaa in maamulka Somaliland uu si weyn uga soo horjeedo. Ciidamada labada dhinac ayaa la sheegay in ay hada ku jiraan diyaar garow iyo heegan sare. C/risaaq Shiino HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 12, 2006 The militia of Hargeisa administration which is occupying some parts of Sool has neither legal ground nor monolithic benefit to them therefore it should be dealt with one way or another on due course. However, let us hope that they avoid splitting more blood in the area and come to their sense before it is too late. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2006 War is a totally different thing to this incident.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 13, 2006 THATS WHERE BOODHOODLE IS MARKT ANY WAY CADDE MUUSE CANT GO 2 BOODHOODLE ITS PART OF SOMALILAND SO IS LASCANOOD BUT THE BORDER WIL BE CLOSED DOWN THATS WHAT RAYAALE SAID. BUT LET ME TELL YOU SOMETHING U CANT CLAIM LAND BY ETNICI JUST BECOUS YOUR TRIBE LIVES THERE. SOO I CAN INVADE ETHIOPIA TO GET BACK JIGJIGA HARRAR AND DHIRDHAWE BECOUS JUST MY TRIBE LIVES THERE OR DJBOUTI THATS CRAZY TALK THESE ARE COLONIAL BORDERS BRITISH SOMALILAND AND ITALIAN SOMALILAND BRITISH SOMALILAND WHAT IS NOW SOMALILAND BRITISH SOMALILAND CONTROLS ALL ITS CAPITALS EXEPT LASCANOOD THATS GOOD AND INSHALAH WE WILL GET LASCANOOD 2. BUT LET ME TELL YOU SOMETHING SOMALIA IS GOING TO WAR PUNTLAND SOLDIERS ARE NEEDED EVERY WHERE IN KISMAYO IYO IN LASCANOOD WE WILL SEE VERRY SOON THESE FOLOWING DAYS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 13, 2006 Seylac, use the lower-case letters, baliis. Utilizing a continued capital letters titles and posts messes up the other threads on the list. Dankis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 13, 2006 O sorrry i diden knew that becous i am a newbi but still its all cool baby babe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted September 13, 2006 prince2 stop hi-jacking all these somali forums waryaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 13, 2006 i dont know who you are i think i know you from somalinet i go 2 this place and somalinet thats all i do i dont hijack any thing i just love 2 debate with my somali brothers about the commen couse of the horn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 13, 2006 Originally posted by General Duke: War is a totally different thing to this incident.. Why do I get the feeling this is more to show us the demarcation then anything else? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 13, 2006 Originally posted by Mansa Munsa: The militia of Hargeisa administration which is occupying some parts of Sool has neither legal ground nor monolithic benefit to them therefore it should be dealt with one way or another on due course. However, let us hope that they avoid splitting more blood in the area and come to their sense before it is too late. Which one is it? would you rather have the "aggressors" be dealt with force and therefore bloodshed as a result? or avoiding any blood to be spilled from neither side, which one is it, you have given us to sides that are contradicting? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2006 Horn its good to hear from you old man. I do not understand what you mean... To the newbi, I have all the respect in the world for your phantom nation. Now you say that Buhudle is of limits...We wait and see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted September 14, 2006 well mr cadde muuse cant go pass lascanood other wise jsl army will attack. and once again you cant claim land on Ethnicity Would ismacil cumar geele alow if i say i want to add jabuuti 2 somaliland just becous my tribe live there its crazy talk Quote Share this post Link to post Share on other sites
guleedyare Posted September 14, 2006 war anagaa yaab aragnay xuduudaad sheegaysaa waa tee. tii gumaystuhu sameeyay hadaad aamin san tahay waa laguu yabaa. dagaalkana ninkii aamin san inay xabadaadu kartaa lagu cabsiiyaaye. hadii reer buuhoodle casumeen cade insha allah wuu tagi wuuna kasoo noqon. hadii uu uga baaqado cabsina laascanood isagoo madax waynaha ka naqon maayo. mark my word. Quote Share this post Link to post Share on other sites