Thankful Posted November 1, 2009 horseednet Horseed Media Breaking News. Waxaa goor dhowayd ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari Qarax nooca bamka ah kaas oo laga dareemay qaar ka mid ah xaafadaha u ka dhacay qaraxa. Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada gaar ahaan meel isgoys ah oo xilliyadi habeenki ay isbaaro dhigtaan Ciidamada amaanka ee Bosaaso kuwaas oo baara gaadiidka ku goosheeya magaalada. Qaraxa ayaa waxaa dhaawac ka soo gaaray dad maraayay isla markaana ka aag dhowa goobta u qaraxu ka dhacay,iyadoo dadkaas aan ila iyo iminka tiradooda la xaqiijinin inta u yahay kuwaas oo loola cararay xarumaha Caafimaadka oo ay ku jirto Cisbitaalka weyn oo iminka lagula tacaalaayo dhaawacooda. Ciidanka ku sugnayd isgoyska ayaa rasaas furey ka dib marki ay maqleen dhawaaqa qaraxa,waxaana goobta isugu soo baxay dadweyne boqolaal ah kuwaas oo doonaayay in ay ogaadaan sidii ay wax u dhaceen. Xilliyada habeenki Ciidamada amaanka ee Magaalada Bosaaso ayaa sameeya howlgalo ay ku sugaayan amaanka,iyadoo ay baaritaano ay ku sameeyaan gaadiidka ku goosheeya wadooyinka waa weyn ee magaalada. Hore magaalada Bosaaso waxaa ka dhacay qaraxyo aad u xoogan oo ay ku waxyeeloobeen dad aad u tira badan oo shacab ah,waxaana ila iyo iminka aan jirin wax hadal ah oo ka soo yeeray maamulka Gobolka iyo degmada Bosaaso oo ku aadan qaraxa caawa dhacay. Wixii faahfaahin ah waan idin soo gudbin doona. Horseed Media. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 1, 2009 PIS being targeted? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 1, 2009 Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada gaar ahaan meel isgoys ah oo xilliyadi habeenki ay isbaaro dhigtaan Ciidamada amaanka ee Bosaaso kuwaas oo baara gaadiidka ku goosheeya magaalada. Is that what you hope, that the PIS get attacked? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 1, 2009 isbaaro? What I hope matters little. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 1, 2009 isbaaro - checkpoint, place to search people and vehicles that are all over bosasso. Why'd you think the PIS was the target? Because they are the backbone of Puntlands security apparatus? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 1, 2009 Wa shaqadii onlf wa inay arimihan ka fuliyaan Puntland oo ay puntland mar danbe ku dhicin inay shacab Uu dhashay somalida Ethiopia oo dhibaan Dawlada Ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 1, 2009 I love Puntland's "ana waa ikan" moment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 1, 2009 Originally posted by Suldaanka: I love Puntland's "ana waa ikan" moment. In what context are you referring to? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 1, 2009 Originally posted by Suldaanka: I love Puntland's "ana waa ikan" moment. Why? You think qarax can only happen in LA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 1, 2009 Suldaanka wa runtii Maalintii Somaliland la qarxiyee 2008 29 october wa kuwi yidhi Cade muse na Ry ba kaga dhimatay Boosaasso. Maantana qarax ba ka dhacay laascanood, Isla habeenki na miid ba boosaaso ka dhacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 2, 2009 Originally posted by Suldaanka: I love Puntland's "ana waa ikan" moment. Quote Share this post Link to post Share on other sites