Gabbal Posted March 10, 2005 Gudoomiyahii Degmada Caabudwaaq “Caaqil Warsame Diiriye (Caaqil Jiifaa) Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaaladda Caabudwaaq Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaheyhu Raajicuun, waxaa xalay fiidnimaddii ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq “Axmed Diiriye Warsame’ oo ku magac dheeraa “Caaqil Jiifaa†allaha unaxariisto Caaqil ayaa waxaa uu ahaa Gudoomiyii degmeda Caabudwaaq waxaana Xilka gudoomiyaha degmeda Caabudwaaq umacawday Xukuumaddii Lagu soo dhisay Magaaladda Carta ee Dalka Jibuuti. Marxuumka ayaa waxaa uu xanuunsanay ilaa sanadkii 2004 waxaana hayay Cudurka Soomaalidu utaqaan “Dhiig-karka†hase hatee waxaa uu Axmed Warasme aad usii xanuunsaday Maalinimadii shalay xiligaas oo uu galay Koomo ilaa uu xalay fiidnimadii haleelay Mawdkii Xaqa ahaa. Waxaa saakay subaxnimaddii lagu aasay qabuuraha dayacan ee magaaladda Caabudwaaq. Aaska Axmed Warsame ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad ufaro badan waxaana ay ilaahay uga barayayeen inuu janadii Firdawsa hoy uga yeelo. Aamiin Aamiin Aamiin Said Mohamed ali Gedonet- Caabudwaaq Qodax@gedonet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 10, 2005 Ilaahow u naxariiso marxuumka. A man greatly responsible for the peace Cabudwaq City and district has enjoyed since the state's collapse. Ilaahow janatul firdowsa ku waraabi. Samir iyo iimaan eheladiisa, asxaabtisa, iyo dhamaan dadkuu ka tagay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted March 10, 2005 Aaamiin, ilahaw kuu naxariiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
wind.talker Posted March 10, 2005 Allaha u naxariisto Gudoomiyaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted March 10, 2005 Allaha uu naxaristo maxruumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted March 10, 2005 Innaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun Allaha unaxariisto marxuumka samir iyo iimaan allaha ka siiyo faamilkiisa waa un lakala horeeyaa geeridu waa xaq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted March 10, 2005 Originally posted by Ay Kutubeey: Innaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun Allaha unaxariisto marxuumka samir iyo iimaan allaha ka siiyo faamilkiisa waa un lakala horeeyaa geeridu waa xaq Aamiin. Allah yarxama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 10, 2005 Ilaahey ha u naxariisto, aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted March 10, 2005 Ilaahey haa uu naxariisto ps. why did you add pics of the puntland delegation to the tacsi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted March 10, 2005 Geerido waa xaq. ilaahoow u naxariiso janadii fardoowsana ka waraabi. aaaaaaaaaaamiiiiiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 10, 2005 Allaha uu naxaristo maxruumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted March 10, 2005 Allaha uu naxaristo maxruumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 11, 2005 inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted March 12, 2005 Ilaahey haa uu naxariisto. This is the problem in Somalia, day by day, the good are dying out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 13, 2005 Rahima, many good patriotic Somalis will be emerging INshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites