Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hadraawi Iyo Gaarriye Oo Dhexdhexaadin Ka Gelaya Khilaafaadka Siyaasadeed Ee Dalka Ka

Recommended Posts

Hadraawi Iyo Gaarriye Oo Dhexdhexaadin Ka Gelaya Khilaafaadka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira

 

 

Hargeysa (Somaliland.org) – Abwaanka weyn ee caanka ah, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa xaqiijiyey in isaga iyo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) ay la kulmeen Madaxweyne Riyaale Arbacadii aynu soo dhaafnay, isla markaana ay kala hadleen arrimo ay ka mid yihiin xaaladda dalku marayo iyo khilaafaadka siyaasadeed ee wakhtigan aloosan.

 

Abwaan Hadraawi oo maanta u warramay Radio Horyaal, waxa uu sheegay in isaga iyo Gaarriye uu weheliyey Boobe Yuusuf Ducaale, arrinta ay ugu tageen Madaxweynaha-na ay ahayd, Fannaanka Xasan Diiriye oo ka mid ka mid ah Fannaaniintii waaweyneyd ee Soomaaliya oo xanuunsanaya oo ay doonayeen in cusbitaal dibaddeed loo qaado, balse, waxa uu sheegay in ay qorshaha ku darsadeen inay kala hadlaan Madaxweynaha arrimaha dalka ka taagan, xaaladda dalka iyo khilaafaadka jira.

 

"Markaanu u tagnayna, taa weyn ee muhiimka ah ee dalka saamaysa ayaanu uga bilawnay oo aanu la soo hadalqaadnay Madaxweynaha, " ayuu yidhi.

 

Waxana uu sheegay inay u qaddimeen in ay doonayaan inay dhexdhexaadin ka galaan khilaafaadka siyaasiga ah ee dalka ka taagan, taasna uu ka aqbalay.

 

Abwaan Hadraawi, waxa uu sheegay in fikraddaas dhexdhexaadintu ay ka dhalatay waraysi hore oo Radio Horyaal la yeeshay Hadraawi, markaas oo la weydiiyey, maadaama uu u gurmado meelaha shaqaaqooyinku ka dhacaan, sida Darroor iyo tii Buuhoodle, sababta uu u dhexgeli waayey khilaafaadka siyaasiga ah ee dalka ka taagan, isla markaana uu ballanqaaday inuu ka hawlgelayo khilaafaadkaas.

 

"Dee Madaxweynuhu xaaladda dalka kajirta is ba waa ogyahay, " ayuu yidhi Hadraawi.

 

"Waxaanu uun dareensiiney in xaaladda dalka maanta ka jirta ee siyaasiga ahi .. murugga iyo muranku uu ay keeni karto oo runtii xaaladda uu dalku maanta ku sugan yahay oo ummaddii dalka joogtey ay quus ka joogto..." ayuu raaciyey.

 

Waxana uu sheegay in xaaladdaasi ay sababtay in dadku ka yaacaan dalka, kuwii dibadda joogeyna ay ku soo hiloobi kari waayaan. Waxa kale oo uu sheegay in khilaafaadkaasi uu hakinayo wixii beesha caalamku la qaban lahayd Somaliland, aakhirkana ay sababi karo xaaladdu hadday sii socoto burbur, fawdo iyo in qofba meeshuu doono u dhaqaaqo.

 

Hadraawi waxa uu sheegay in Madaxweyne Riyaale ka aqbalay inay dhexdhexaadin ka galaan sidii khilaafaadkaas loo xallili lahaa.

 

Waxana uu sheegay inay hadda isu abaabulayaan sidii ay dhinacyada kalena u arki lahaayeen, sida Axsaabta siyaasadda iyo golayaasha Baarlamaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I don't know about Gaariyye but Hadraawi has a record of Soomalinimo Asli'ah saaxiib! I really admire this man...I guess Burcaawis are suspects of being more somali in that region!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^Saxib, I'm not saying Burcaawis have more Somalinimo in them than people from other cities but one needs to recognise 'real' Somalinimo when its presented rather than the empty and hypocritical nationalistic chants we have seen here on SOL over the years.

 

The miseducation of the 'nationalist' needs correcting.

 

He is a man to be admired. If only there was more of his likes around we may not be in this mess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Northerner, i even suspect you now :D ! Nay, i even suspect Siilanyo :D ! Bal wakaase sida Oodweyne jihaadka Somaliland's indepedence baan ku dhimmanayyaa ha lagaa maqlo...

 

I agree with you that this man is really unique in many ways. I followed him through the years and seldom do the political events change his original stands. I reckon, this man had stayed above what could be termed Somalia’s clannish manure more so than any other Somali figure in recent years. It does not please me though to see that age has taken its toll on him…Allow ayyaama daa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^Amin, I met him the other night at a cousin's wedding. Age is taking its toll on the old man.

 

gotta run

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

^And some other die hard secessionist will scream even louder if we ask changes of the tender note that Somaliland is and say Hadraawi is Habar Shiish not Habar Kuuleey :D Awoowe naga daa bahasha ha nagu sarifin e yeysan senti taano gaarine!

 

Xiinoow siyaasada meesha taalaa mid la dhex gali karo ma aha. As Ngonge would say nimanku waa barya tageen smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

We don't talk of habar habar niyow ,, that is an old days story ,, we're still working on cleaning some old men's brains to replace that with a nation. Most of it is successfully done. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Is that so? Well good luck awoowe I sure hope that is the case. Laakiin I know how deep the feeling Habar Fulaan vs. Habar Fulaan runs in the vain of qurbaha folks. Hek! waxaan xaadir u ahaa rag isugu gacan qaaday Sahro Ahmed analog tape. Both uni students.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know and it happens a lot ,, nowadays those kind of habar vs habar is common in the qurbaha more than dalka gudihiisa ..... Ilaahay ha inoo sahlo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Jacayl, cantar baqashka (my fav Somali word by the way) mad naga daysid. qurbo aan joogno, we still get the news you know. habar vs habar is alive and kicking in Somaliland. Why else would you not vote for the man in your signature? ;)

 

Maybe yours is political but for many it's clannish. And rightly so. One can't expect the work of centuries to evaporate in only sixteen years! The first step to salvation (as they say) is the admission of faults in the perfect utopia that is Somaliland. Besides, maxad Baashe wax oga qarinaysa, for all you know, and like all Somalis, one of his in-laws is a Somalilander that daily spills the beans to him about habar-so-and-so being the lowest of the low! It works on all levels of Somali culture and it's duplicitous to deny this malice. Better embrace it (by admitting it) and reject it (by pointing out its faults) rather than following the brainwashed notions of unity that our resident ostriches would try to sell you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Lol^^

 

Jac, is it true u won't vote for the old man for clannish reasons :eek:

 

Habar v Habar is something that is on slow burn on the low, it is part of the somali culture, Even within the habar, it is reer heeble v Reer heebel, not to mention the mini reer heebles who are also competing. :rolleyes: Maybe in about 100yrs or so, people will get over it, along with clannish mind sets.

 

Hadrawwi is a blessed old man, May he have a long life.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cakku Baashi & NGONGE! Maad daysaan JB ha iska riyoodee! You know, his is a peerless nation that has its own unique poets and artists....

 

 

Allow caqliga hanaga cayrayn!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this