General Duke Posted September 21, 2010 Kusimaha Raysalwasaaraha Soomaaliya oo La Magacaabay September 21, 20102 Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta magacaabay kusiimaha Raysalwasaaraha kadib markii uu iscasilay Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ahaan jirey Raysalwasaaraha. Waxaa loo magacaabay Xilka sii hayaha Raysalwasaaraha kuxigeenka Raysalwasaaraha ahna Wasiirka tamarta iyo shidaalka Mudane Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo xilkaas sii hayn doona ilaa lasoo magacaabayo Raysalwasaaraha cusub. Wasiirada Xukuumadii Cumar Cabdirashiid ayaa iyaguna Madaxweyne Sheikh Shariif ugu baaqay in ay sii wataan howlahooda inta lasoo magacaabayo xukuumada cusub. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 21, 2010 Well, if they rushed this much to name this man as the temp one, then he will definately not be the real PM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 Seems like he is out of the race, which is a shame... Abu S was right...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 So who is likely to replace this temporary new pm Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 ^^^Some names being thrown around, Abdikarin Jama, Edson and so on... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 21, 2010 Xaaji, Inna Oomaar dee, wouldn't you wish to have a bit of the cake. Idinku ma rooti baa tihiin, bahashu reer Puntland unbay ubisishahay lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Xaaji, Inna Oomaar dee, wouldn't you wish to have a bit of the cake. Idinku ma rooti baa tihiin, bahashu reer Puntland unbay ubisishahay lool Omaar is not one of us omaar wasiirka macdanta iyo waxa ha iska wal walaqdo kaasi Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: [qb]QUOTE]Omaar is not one of us omaar wasiirka macdanta iyo waxa ha iska wal walaqdo kaasi He is from your most powerful community and from one of its richest families. I think he should go for it, I love the way the man talks... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 21, 2010 Waligiin ma wasiir macdan baad walaaqanaysaan? Adeer meesha iska qaada oo shafka garaaca, mase the tribal reality of Somalia ayaad isleedahay isma dherarin kartaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Waligiin ma wasiir macdan baad walaaqanaysaan? Adeer meesha iska qaada oo shafka garaaca, mase the tribal reality of Somalia ayaad isleedahay isma dherarin kartaan Maya koonfurianska oo dhan waanu iskala weyn nahay inanu xil u qabano iyo inanu madax u noqono Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 21, 2010 ^Soo adiga yiri wasiir baanu iska walaaqanyanaa hahahah Hadaba PM iskuma dhererin kartaanee wiilkaa reer Cayn (Buuhoodle) ee reer Puntland ayaanu wadanaayee kaleexo isagaa gayaankeeda ahee Kafariiso meesha haha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 Originally posted by General Duke: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: [qb]QUOTE]Omaar is not one of us omaar wasiirka macdanta iyo waxa ha iska wal walaqdo kaasi He is from your most powerful community and from one of its richest families. I think he should go for it, I love the way the man talks... His father was a great man so is his brother and his sister but he is just opportunistic individual his so called hotel cabinet post made him not attend his father’s Burial was it worth it ,it will hunt him forever ? But he does talk funny though Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: ^Soo adiga yiri wasiir baanu iska walaaqanyanaa hahahah Hadaba PM iskuma dhererin kartaanee wiilkaa reer Cayn (Buuhoodle) ee reer Puntland ayaanu wadanaayee kaleexo isagaa gayaankeeda ahee Kafariiso meesha haha Maya re read what i wrote waxan ku yidhi isagu ha iska wal walaqdo Not us isagu iyo anagu kala labaanu nahay dee ka reer buhoodle ha tago isaga jecel meeshaas eeh amisom ha ilaaliyan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 21, 2010 Adaan mooday inaad bilowday, being real about the tribal system... ma haday kula kharaaraatay! Ha welwalin Inna Omaar waa lasiin doonaa, not because of his reer but he's the close cofidente of Shariif dalxiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites