Emperor Posted June 20, 2009 War deg deg ah:Dowlada Somalia oo beesha caalamka iyo dowladaha deriska ka dalbatay iney u soo diraan ciidamadooda 24 saac gudahood Gudomiyaha baarlamanka Somalia sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id oo deg deg ah ku qabtay xarunta madaxtooyada DF Somalia kaasoo uu ugu hadlayey xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka gaar ahaan dagaalada ka holcaya magaalada Muqdisho. Sheekh Aadan Madoobe ayaa si deg deg ah uga dalbaday wadamada beesha caalamka iyo wadamada deriska la ah Somalia in ay u soo diraan dalka Somalia ciidamo gaar aan waxaa uu xusay wadamada Kenya Itoobiya iyo Jabuuti si Dowlaa federaalka Somalia ay uga badbaadiyaan wax uu ugu yeeray koox argagaxiso ah oo duulaan ku soo qaaaday sida uu warku dhigay. “Ka dib markii aan aragnay khatarta DF Somalia kaga soo wajahan kooxaha argagaxisada ah ee duulaanka ku soo qaaday ayaan ka codsaneynaa beesha caalamka gaar ahaan dowladaha Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti iney 24 saac gudahood ciidamo ugu soo diraan dalka si loo badbaadiy DF Somalia” ayuu intaa ku daray sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in ciidamadaasi ay fasax u yihiin iney ka soo gudbaan xuduudaha dalka Somalia. Qeylo dhaanta DF ay u dirsatay wadamada deriska ayaa ku soo beegmay xili xoogaga Islaamiga ah ee ka horjeeda DF ay sacadihii ugu danbeeyey la wareegeen meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyagoo ku soo siqaya xarunta madaxtoyada oo ay joogaan masuuliyiinta sare ee DF lamana ogasida codsiga ay uga jawaabi doonaan wadamada deriska iyo beesha caalamka. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 20, 2009 Loool, the fool claims, Anaa ufasaxay Ethiopia inay noo imaato Quote Share this post Link to post Share on other sites
Belial Posted June 20, 2009 LOL...this people cannot be allowed to rule Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 20, 2009 Ani al-shabaab baan la yaabaa marka horana dagaalka ma daayaan marka xabashidu soo dhawaataan calaacal iyo wadankii baa la qabsanayaa bey ku ooyaan. They are the real fools walee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 20, 2009 I am surprised the President didnt made this announcement, is he ashamed? I think this time nobody will came, and Sharif and his team has no time. AL shabaab will take over the country, for better or worse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 20, 2009 I am afraid it is the latter, Dabshid. Al-shabaab produced youngsters who are really taking the religion to another level of danger. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 20, 2009 After defeating the government, It will be between Alshabaab and Hisbul Islaan, Soomali Eebe ha u gargaaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 20, 2009 Dabshid, that is the way I see it too. And don't forget the Ahlu sunnah aka Suufis which Al-shabaab is a threat to. You will see Awais going to Ethiopia and getting arms from them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 20, 2009 Lets have people demonstate against the new "invasion" and agaisnt Sharif AHmed the most happless of men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 20, 2009 ^ What part of " all the demonstrations were against only Yey don't you get"? LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 20, 2009 ^^^^At least you admit the truth. But add they were not agaisnt Yey but his whole clan...lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 20, 2009 ^LOOL, that too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 20, 2009 ^^^The problem here is that Yusuf is living it up enjoying his retirement and his clan has never been better in terms of Puntland and the diaspora. The Ethiopians are back and the missery has increased in Mogadishu & south central regions. You and they achived the opposite of what you wanted..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 20, 2009 It is time Duke demonstrate from the invention i guess ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 20, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: It is time Duke demonstrate from the invention i guess ,,, Dear lad, do you have another hangover? What invetion will the Duke demonstrate against, the one that secessionsit m,ade up that the Queen is their mother. That is worthy of protesting agaisnt. Our Queen is not your Mother. Quote Share this post Link to post Share on other sites