Reer Banaadir Posted June 9, 2009 War Soomaali Dad maaha, Diin maleh,Dal maheystaan,Dawladna ma dhisankaraan. Waxa carrigaa ku dagaalayana waa cadow iyo cadow kal-kaal. Dowlad ku sheegtu waa khaa'imiin diinta been ka sheegaya oo doonaya inay dadka ku khaldaan. Wax ma dhaanto tii la riday, waxaana sooo dhisay kuwii tii shalay inoo keenay, Laba sano ka hor baan idin iri c/laahi iyo geedi rag baa meesha keenay waana laga qaadi markii la doono oo dantii laga lahaa la gaaro. Maanta dib ugu noqonmayno taariikhdaa, Dowladda maanta jirtan waa sidaaiyana berri dadkii keenay uunbaa say doonaan ka yeeli. Diin iyo sharci islaam toona maleh ee waa been iyo madadaalo. Shariifkuna waa laba mid: munaafiq afmacaan ama doqon la maaweelinkaro. Ina calishararmaarkena waa nin gaalo meesha keensatay oo ilaalo ka ah shariifka. Dowladdaan haddi ay islaam tahay hadalkii ilaahay wax kawayn oo lagu kala bxi karo miyaa jira? haddii jawaabtu maya tahay, Ilaahay Quraankaa inoo soo diray aysan meelna uga jirin fasax Muslimka loo siiyay inay iyagoo gaal ciidankeed magangashanaya inay umad islaam ah u taliyaan, maxay noqon dowladdaa? siiba marka si cad ilaahay quraankiisa ugu yiri nin i aaminsanow marnaba gaalada yuhuud, masiixi iyo WLM. marna ha mgan ha ka dhigan, waayo waa caasi, waligoodna kuma magan gelinayaan. Kii magan ka dhinta ama isu dhiiba iyaguu ka mid yahay. Marka inoo sheega Amnisom, UN iyo WLM yey yihiin? kuwa magan gelyo waydiisanaya inoo sheega maxaanu ku tilmaamnaa inagoo ilaahay hadalkiisa raaceyna. Mucaaradkuna waa gaalo kalkaalkale iyo umad haddaan hadda la iska qaban maanta maalin aan ahey orandoona ilaahyo kale baa la lamaan Ilaahay SWT. Dagaaldooda iyo maamuladooda wax diinka ku saleysan waa ku yar yihiin hadaadna u sii dhuuxdaan ama dhageysataan waa kuyartahay wacdiyadoo, sharciyadooda inta laga sooqaaday quraanka iyo xadiisyada quraanka waafaqsan. Kulli waxay u badan yahiin xadiisyo ay kuleeyihiin nabigaa laga soo xigtay, haddaad u fiirsata quraanka xadiiskaas ay ka hadlayaan meel ugama waafaqsan. Waxaa taa dheer sheekooyin ay kuleeyihiin hebel ama heblo ayaa sheekh ama khaliif hebel waa saa ula tahey wixiisana waxaa xaliyey sheekhii ama khaliifkii loogu tagey arinta, taasi wax quraan ama xadiis ay ku saleysantahay maleh. Haddii la su'aalo xadiiska ay sheegayan meesha uu quraanka ka waafao waxaey ku leeyihiin war ma nabigii mad hadalkiisa wiswis gelinaysaa, haddaad tiraah war anigu nabiga waxba kama sheegine, hadiiska aadwadato baan kusu'aaley iiga jawaab,way caroon oo ama wey ku dili ama sheekada kaa xiran oo way kaatagaan. Marna kuma xisaabtamayaan Nabiga Ilaahii abuurtay baa ka sarreeya, xadiiska nabigu waxuu markasta waafaqsan yahay qur'aan kariimka waayo quraan waa ka horreeyaa. Badi waxaa ka muuqda in xadiisku, sheekoyinkii hore ka qiimo badan yihiin quraanka. Sheekada noocaas ah waxaa soo maray kuwii nabi Ciise SLC raacay, Kow waxay dheheen hadalkiisa laga soo tabiyey wiswis lama gelinkaro, yagoon ku xisaabtamin kuwa ay wax ka soo meersadeen qaar marunbay sheegayaan, labo way yareeyeen isticmaalka hadalladii ilaah soo faray Nabiga. seddex waxay bilaabeen sharciyo ku saleysan waxay iagu aaminsanyihiin. 4) waxay bilaabeen qufkii su'aale ka keena waxay wadaan in la yiraah waa caasi ddintii ku caasiyey, 5) way laayeen qufkasta oo ka horyamaada waxay wadaan. 6) waxay tartiib tartiib diinta ugu soo dareen sheekooyin boqoro iyo wadaado aan quwad culus kulahey diitii nabi ciise SLC. 7) waxay kor u qaadeen kalimadihii nabigaa yiri ay ka soo xigteen sheekooyinkoodii. 8) danbeyn waxay isla simeen kelmadahaas iyo kuwii ilaahay SWT, 9)Nabi Ciise ayey ilaah la simeen, ugu danbeyntiinaa waaba ilaah bey yiraahdeen.Marka umadow isu fiiriya kuwaas iyo seef laboodayaasha maanta meelaha ay isga eg yihiin. Ifiirsada waxay dabargoyn ku hayaan qabuurihii iyo taariikhdii dadkii umaddaa geeska Afrika joogtaa islaamiyey oo diintaa iyo quraanka barey sida gaala u dabargoyn jirtay dadkii farriintii nabi ciise xafidayey ilaa ay iyaga noqdeen qolada keliya ee wax laga dhageysto oo aan ogaley in wax si dhableh loo waydiiyoo, maanta cidna iskama wareysaneyso dadkii ciise farriintiisii saa ula dhaqmay waxaan ugu yeerno. Kuwaanina meeshaa ayey ku socdaan maanta haddaan la qaban. Kuwa suufida sheeganaiyaguna waa suufi cusub oo maaha kuwii diinta fidiyey waagii hore oo qabuurahooda la siyaarto. Suufiidaan cusub waxay ka soo hareen ama soo taba barey kuwii waagii gumeysigu dalka qabsadey u shaqeyn jiray oo diinta daliil uga dhigi jirey xukunka gaaladaa islaamka gumeysto. Waa kuwii Ina Abdulla Xassan ku ciiley Dalkiisa oo umadda ku diri jiray iyo diinta been ka sheegaya gaalada u garabinay. Waxay yaqaanaan oo ay marwalba la saftaan nin xoolaha siiya, marna jihaad islaam ah ma galaan oo umaddu markay dhibbantahay dhibka iyo dulmiga kama saacidaan. Daliin taa waxaa u ah maanta markay qoriga qaateen yey u qaateen kuwo leh gaalo ayaan iska diffaaceynaa oo. Marna dagaal lama galin gaaldii iyo gaalo kalkaalkii umaddaa halaagey 20 sano. waxay qoriga qaateen markii meeshii masaakiinta xoolaha beenta uga guran jireen layiri joojiya oo laga qabsadey oo kuwo waalaan oo cid ay u aabayeelayaanayan jirin cunaqabateen ku soo rogay iyagii, bay yiraahdeen waanu jihaadi, xagey ku maqnaayeen 20kii sano ee halaagu socday iyo 30kii ka horeyey ee munaafaqiinta dalka iyo dinnta qasayeen wadanka katalinayeen.kuwa Musaalixa isku sheegayana, waa mujriim umadda sii halaagaya. hadeysan Mujrimiin aheyn oo ay ilaah ka baqayaan oo ay diinta ilaahay aaminsan yihiin, may runta sheegaan. Way ogyihiin laba nin gar isku sii uma leh, nin baa qaldan markasta, nin baa wax qassaya. waa maxay sheekadaan cusub oo leh hebel na xaq leh, hebelna jid leh. taasi waa cadaab Ilaahay mel buu u hayaa kuwa noocaas oo kale ah oo waaba kuwa ugu xun ummadda. waayo iyoo diinta si fiican u yaqaan by si bareer ah garta uga weecinayaan, oo muslimiintii baa hortooda isku layneysaa. Marka walaalayaal inta adin isku xeeqin, soomaali ah is wareysato oo maruun cagligeeda ha istimaasho haddiiba cuqaali u hartay, oo ha ******** meesha wax ka qaldan yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites