Jacaylbaro Posted August 28, 2007 loooooool@xudun=sacad yoonis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted August 28, 2007 JB He meant : Ceel-Afweyn = Nalaye Ahmed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted August 28, 2007 War nimanyahow Doolshaha qurbahaa galbeed ku cantuugaaya. markii aan arkey magaca bariga sanaag. waan farxay waxaan moodaayay in Ragii Dhahareed. Markaan arkey nin dawaqsan oo ciil haraaciyaaya marna iska dhigaaya reer Hargeysa, marna codkiisa aad mooda Maskiin. waxaan idiin sheegayaa Sanaag Bari waa Dhahar iyo wixii la mid ah. Laasqoray waa woqooyiga Sanaag. Dhulka soo baro idinkaaba qurbaha tagayee miyaynan cidhifyada la idinbarin. Warka badan iska daaya, Geenyada ninkii dhiqi jirey waw u guntanayee. Arinta kalee ah cabsida iyo waxa ciilka ku baday.... ha walwalina meesha reer wax looma qeyb sanayee mandaqad ayaa loo qeyb sanayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites