Sign in to follow this  
BarigaSanaag

Is this Maakhir state ? ( MAP )

Recommended Posts

War nimanyahow Doolshaha qurbahaa galbeed ku cantuugaaya. markii aan arkey magaca bariga sanaag. waan farxay waxaan moodaayay in Ragii Dhahareed. Markaan arkey nin dawaqsan oo ciil haraaciyaaya marna iska dhigaaya reer Hargeysa, marna codkiisa aad mooda Maskiin. waxaan idiin sheegayaa Sanaag Bari waa Dhahar iyo wixii la mid ah. Laasqoray waa woqooyiga Sanaag. Dhulka soo baro idinkaaba qurbaha tagayee miyaynan cidhifyada la idinbarin. Warka badan iska daaya, Geenyada ninkii dhiqi jirey waw u guntanayee.

 

Arinta kalee ah cabsida iyo waxa ciilka ku baday.... ha walwalina meesha reer wax looma qeyb sanayee mandaqad ayaa loo qeyb sanayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this