Sign in to follow this  
Fiqikhayre

What is at the helm of the Somali problem?

Recommended Posts

Read it for yourself. Contributers to this side can't hide it nor anyone else, it always comes out even unconsciously, it is envy and deep contempt for the perceived ruling class of Somalia.

Why are this folks always ruling and why are they that successful. It comes down to qabilism and deep despise and hate from certain quarters, that's why some want to break away and others not to be governed.

I knew it from the start, because people who would normally support the only viable and logic road to peace refuse to do so because of a lie. They side many contradictions but why do they hate Abdullahi Yusuf, who has never done anything to them it is clear, they hate where he comes from and who he is nothing else. The truth will always come out and how envious one will ever be, it will not turn the tight of the current success.

They don't dislike Puntland and its people only but the whole clan, the only reason why they're concentrating on Puntland is at the forefront of this campaign.

I can only extend my sorrows, I wish Somalia peace. Long live the nation.

---------------

Puntland oo isku diyaarineysa in ay ka goda Soomaaliya inteeda kale xili uu ka soo jeeda ninka dalka Soomaaliya xukumo goboladaasi

Boosaaso

Puntland oo ah hooyadii dhashay ninka garawdeenka ah Soomaaliya Col. Cabdulaahi Yuusuf ayaa xiligaan isku diyaarineysa in ay sida Soomaaliland kaga goda Soomaaliay inteeda kale taasoo lagu macneyey in qeyraadka gobolada kale ee Soomaaliya la qeybsan karo halke qeyraadka Puntlanda ay u gaartay dadka reer Puntland taasoo micnaheydu tahay keygana anaa leh kaadana kula lihi.

Dadka reer Puntland oo u muuqda in ay ugu aqli badnyihiin Soomaaliya inteedii kale maxaa yeelay xiligaan oo la marayo qarnigii 21naad in ku fikiraan in Soomaaliya oo dhan iyagu xukumaan dalkana la kala gooyo hadaan hadalkooda la yeelin waxaase la hubaa in wax badan oo xiligaan ay heystaan dadka reer Puntland kuweyn doonaan hadii ayna joojin aqliga iyo farsamada ay xili walba la soo baxayaan ayuu yiri maxamed Xasan jimcaale oo ku nool Muqdisho.

Maxamed Xasan oo yiri reer Puntlanda marna in Tigaree nagu xasuuqaan dakadeeni Muqdisho Bosaaso u wareejistaan hadana ya noogu darin in qeyraadkooda kaligood ay cunaan kan Soomaali oo dhana ka dhaxeya y qeybtooda qaataan .

Waxaase leys weydiinayaa Barlamaanka FKMG ma mid kaliya loo sameyey Gobolada Koonfurta Soomaaliya hadii ay diideen reer Puntland waxii kasoo baxo qadanmeyna ay yiraahdaan-

Madaxda Puntland iyo DFKMG ayaa isku qilaafsan sida loomaamulaayo shidaal aan la ogeyn xiliga la soo saaraayo waxeyna xiligaan mareysaa Puntland in ay ku hanjabto in ay ka ogeysa Soomaaliya inteeda kale hadaan loo deyn in heshiisyada ay galeen ay u madaxbanaantahay

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar

dayniilecom@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

This is the most radiculous piece i've ever read .....

such stuff should be be even posted here ....

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this