Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Puntland to open State Media Center....

Recommended Posts

wasiirkawarfaafinta1-300x257.jpg

 

--------------------------------------------------------------------------------

Wasiirka warfaafinta Puntland oo aan ka waraysanay kulliyad saxaafadeed oo laga yagleeli doono Puntland & idaacada ku hadasha afka dawlada Puntland oo la furi doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka warfaafinta Puntland oo aan ka waraysanay kulliyad saxaafadeed oo laga yagleeli doono Puntland & idaacada ku hadasha afka dawlada Puntland oo la furi doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wargeys(Joornaal) cusub oo kusoo biirey saxaafada Puntland

Posted by admin on October 1st, 2010

 

Garoowe:Waxaa Maanta Cadadkii u horeeyey soo daabacay islamarkaasna gobolada kaladuwan ee Puntland la gaarsiiyey Joornaal loogu magacdaray “Puntland” kaas oo noqonaya mid todobaadleh ah islamarkaasna kasoo baxaya Caasimada dawlada Puntland,Waxaana Joornaalkani uu yahay mid ku hadli doona Codka shacabka reer Puntland.

 

Warsidahan ayaa ay Madaxdada Maamulaysa ay sheegeen inuu yahay mid kasoo baxaya Garoowe,islamarkaasna ku hadli doona Codka shacabka Puntland aanana wax shaqo ah kulahayn Siyaasadaha kajira Koonfurta Soomaaliya,Waxaana Joornaalka taageeraysa Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka ee dawlada Puntland.

 

“Warsidaha Puntland waaa warside soo bixi doona Usbuucii hal mar, kuna hadli doona codka Shacabka Puntland, siina doona cod kuwa aan codka lahayn. Waxaana sal u ah qaab qoraaleedkiisa, Xaqiiqo, dhexdhexaadnimo, iyo Masuuliyad. Luuqadaha Soomaliga iyo Ingiriiska ayuuna ku soo baxayaa”Ayaa lagu sheegey Cadadka u horeeyey ee Joornaalkan oo lagu faahfaahinayey Muhiimada Joornaalkan & Qaab shaqeedkiisa.

 

Warsidaha cusub ee imika bilowday ayaa noqonaya Talaabooyin hor’umarinta dhanka Warbaahinta ah oo ay wado Wasaarada Warfaafinta ee dawlada Puntland,gaar ahaan Wasiirka Warfafinta oo imika ku mashquulsan samaynta Qalab Warbaahineed oo gudaha dalka ka shaqeeya,Waxaana uu Dhawaan Wasiirku wadanka keenay Idaacad FM ah oo laga dhagaysan doono Gobolada kaladuwan ee Puntland taas oo ay ugu deeqday Dawlada dhexe ee Soomaaliya.

 

Deegaanada Puntland Waxaa imika aad ugu yar amaba ku kooban Joornaalada kasoo baxa gudaha dalka kuwaas oo aanan wada gaarin gobolada kaladuwan ee Puntland,waxaana Joornaalkan siweyn usoo dhaweeyey qeybaha kaladuwan ee Shucuubta Puntland oo aaminsan in tani ay tahay Tilaabo horey loo qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this