Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Candidates Gen Ilkajiir Pro Muxiyadiin join forces: PICS

Recommended Posts

DSCN6480.JPG

 

2 Murashax iyo 2dooda Belood oo si rasmi ah qalinka ugu wada Duugay inay Diyaar u yihiin iyaga iyo Murashaxiintooduba inay Geed dheer iyo geed gaabanba ufuulaan Horumarinta iyo Codlaada PL Sidii loogu dhaqi lahaaSawiro

 

Bosaaso:Hoteelka Baana Raama Ee Magaalada Bosaaso waxaa ka dhacay Xaflad Caalamiya Maalinkii shalay taas oo ahayd Qada Sharaf uu Qarashkeeda Dalbay Murashax Muxyadiin Cali yuusuf oo ka mid ah Murashixiinta Reer puntland ee u sharaxan jagada madaxtinimada Puntland waxaana qada sharaftaasi ay timid ka Gadaal markii murashaxaasi ogaadet ama dib u xusuustay Xiriir gaara oo ka dhexeeyey 2daas boleed kaas oo ahaa inay si gaara iyagu isugu dhowaan jireen Awoowayaashii Hore ee 2daasi belood.

 

Xafladan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Beeldaaje Beeldaajiye Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi , Caaqil warsame Aadan Gesood ,Axmed Shiriikh Salaax, Nabadoon iyo Nabadoono iyo isimo kale oo ka soo kala jeeda 2daasi bolood ee Murashixiinta oo kala ah General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilka Jiir iyo Prof Muxyadiin Cali Yuusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Great news ideed, we need men like this, I really commend this move absolutely gracious, such men raised above their difference and put country first.

 

Overwhelming applause & Saluto to the gentlemen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea, never heard of skins. Somali men are all malnurshed because they chew too much qaat and usually forgo meals.

 

Seriouly, This first step but not sufficient. There are 14 candidates for President and 10 cadidates for VP. Unless they all come together and select one candidate, they will have had time beating Cade Muse. After Obama, people understand change is very important.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this