Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Opposition Left Djibouti Conference

Recommended Posts

Wafdigii isbahaysiga dib u xoreynta uga qeybgalayay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Jabuuti ayaa siminaarkii looga hadlayay cadaalada dib u heshiisiin oo maalintii labaad u socday labada dhinac maanta halkaasi isaga baxay.

Wafdiga isbahaysiga ayaa sababta ay uga baxeen shirka ku sheegay kadib markii uu ka soo qeybgalay safiirka dowladda Ethiopia u fadhiya waddanka Djibouti.

 

Waxaa socda dadaal diblomaasiyaddeed oo lagu doonayo sidii dib loogu celin lahaa isbahaysiga shirkaasi.

 

Haddaba si aanu faahfaahin dheeraad ah u helno weriyaha BBC Yusuf Hassan ayaa waxa uu ka wareystay dhacdadaasi Afhayeenka Wafdiga Isbahaysiga Dib u xoreynta ee shirka Djibouti, Daahir Maxamuud Geelle.

 

Dhinaca kale, Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen ayaa maanta gaaray madasha shirka Soomaalida ee Djibouti.

 

Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa war uu saxaafadda siiyay waxa uu ku sheegay inuu u yimid inuu ka qeybgalo shirka diyaarna u yahay, sida uu sheegay inuu la kulmo cid kasta si nabad loo gaaro.

 

 

bbcsomali.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdiga isbahaysiga ayaa sababta ay uga baxeen shirka ku sheegay kadib markii uu ka soo qeybgalay safiirka dowladda Ethiopia u fadhiya waddanka Djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Safiirka Ethiopia maxaa meesha geeyay anigu oran maayo? Shir iska daaye, wadan dhan bayba galeen. Niman xishoonaya ma aha. Speaking of that safiir, Shamsuddin tolow miyaa? Isagaa halkaas joogi jire. Shamsudiin wuu gali, waa nin qac ah; isagoon cidna u dirsan buu daf oran.

 

Wuxuu ka helaa mashraxyadda. Haduu meel kale waayo, ciyaalka xaafadaha isku dirira ayuu intuu kala qabto dadka u qudbadeeyaa uu yidhaa bal eega waxay isku haystaan. At least that is what we used to say about him. I am not sure if he is still posted to Djibouti, though. 80% probability, it is him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waa mid Somali asalkiisu yahay laakiin Xabashi intuu ku dhex koray ah dadka is daad raaciya. I know him personally. Kolbuu wasiir ku-xigeen ahaa xiligii Cabdi-majid. He is originally from lafa-ciise, near Jigjiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another desperate title! It says a lot about the posters wishes than it depicts the reality on the ground. A seminar was halted. The large peace talks however ARE NOT.

 

Keep wishing…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this