General Duke Posted July 6, 2009 Wasiir Indha cadde oo Amiirka Xarakatul Alshabaab ku tilmaamay shaqsi fulay ah oo derbiyada gadaashooda cajalado ka soo duuba dharka dumarkana xidha. (06-07-2009)Wasiiru dowlaha gaashaandhiga Dowladda soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed siyaad Indha cadde oo shir jaraa'id deg deg ah u qabtay warbaahinta kadib fariin maqal aheyd ee uu soo diray Amii Xarakatu Al-Shabab ayaa waxaa uu fariintiisa ka bixiyey jawaad kulul,waxaana uu sheegay in marka hore Amiirka Xarakatu Al-Shabab uu soo bandhigo muuqaalkiisa dhabta ah. Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa si kulul u weeraray shaqsiyada Amiirka Al-Shabab isagoona sheegay inuu aqoon fiican u leeyahay, isla markaana uu dadka kale ku qaldayo magacyo been abuur ah oo uu isugu ekeysiinayo inuu wadaad dhab ah yahay. Wasiir Indha cadde ayaa sheegay in ninka la dhaho Abuu Zubeyr uu isago u yaqaan Axmed cabdi Godane waxaa uu ku tilmaamay nin aan isku kalsooneyn oo wajigiisa qariya, islamarkaasna ka dhuunta goobaha dagaalka isagoo soo adeegsada caruur yar yar oo maskaxda laga xaday. "Axmed Godane hadii uu rabo in la isu soo dhiibo ha isa soo bandhigo si raganimo ah, Waxaan ogahay inuu yahay nin aan maskaxdiisu Fiyoobeyn, waa nin wixii uu ku qarwo habeenkii maalintii raba inuu sameeyo"ayuu si kulul u yiri Shiikh Yuusuf Indha Cadde Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa intaa ku daray amiirka alshabaab uu isku qariyo waxyaabo ka reeban dhaqanka islaamka, wuxuuna Xidhaa buu yiri dharka durmarka sida; jalbaabta, indha shareer, cabbaayado Malqabado iyo goono, sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu ku eedeeyay in Xarakatu Al-Shabab ay ka leexatay Sunada Rasuulka CSW isla markaana ay wax walba iska sameystaan isagoona ku tilmaamay kuwo khawaarij ah oo dadka muslimiinta gaaleysiiya oo dila sida uu yiri. Hadalka ka soo yeeray Wasiiru dowlaha gaashaandhiga ayaa ku soo beegmaya xilli fariin maqal ee uu soo duubay Amiirka Xarakatu Al-Shabaab uu ugu qabtay ciidamada dowladda muddo shan cisho inay isku soo dhiibaan taasoo keentay in Dowladda soomaaliya ay si kulul uga jawaabto Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 6, 2009 "Axmed Godane hadii uu rabo in la isu soo dhiibo ha isa soo bandhigo si raganimo ah, Waxaan ogahay inuu yahay nin aan maskaxdiisu Fiyoobeyn, waa nin wixii uu ku qarwo habeenkii maalintii raba inuu sameeyo"ayuu si kulul u yiri Shiikh Yuusuf Indha Cadde Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa intaa ku daray amiirka alshabaab uu isku qariyo waxyaabo ka reeban dhaqanka islaamka, wuxuuna Xidhaa buu yiri dharka durmarka sida; jalbaabta, indha shareer, cabbaayado Malqabado iyo goono, sida uu hadalka u dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 6, 2009 loooooool@ Malqabad, Indho Shareer, Goonno, Cabaayad, Jilbaab. Waar Indha-Cadde malaha Dawaarle/Harqaanle ayuu ahaa . Alla muxuu dumar-ka dharkooda kala yaqaanaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 6, 2009 ^^^loool. That was ammusing to say the least. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 6, 2009 In fact, Indha-Cade got this one right. Ahmad Godane is a true coward. He should not have changed his name, and the reall name of his father. I was very much suprised, when I read the name Mukhtar Abdi Rahman (Abu Zubeir). Waa ninkii Ahmad Godane ahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted July 6, 2009 LOL@hunguri - are you impleying that is actually indhacade who wears them rather than mr godane? Duke - do you now support indhacade? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 6, 2009 Believe me, Indha-Cade is a true hero. I dont support him and never like the guy. But, I'm giving him the credit in comparison to Ahmad Godane. War ina Godane ninkaas Indha Cadde ayaa jawaabtiisii seeyey. The guy should stop wearing Cabaayado and Indha Shareer Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 6, 2009 Hunguri, IndaCade sure can insult as a thug he learned it from the streets. Godane needs not to hide behind the vail. Its Haraam for men to dress like women, the need to cut his hands off. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted July 6, 2009 The supporters of the extremists should answer one question: - If the said Alshabab is so powerfull and controls large part of Southern Somalia how come their socalled ''Amiir'' is afraid of holding a decent press conference or even showing his face? Is he afraid to be killed? This secretive way of operating is what makes Somali people despise these extremists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 6, 2009 ^^ Adigo all you know is answer this and answer that! Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted July 6, 2009 HERE IS THE REAL Axmed Godane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2009 loooooooooooooool godane is a litle girl oo khalmad xiidhan waxa weyaan inu indha cade isku qarxiyo godane lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted July 7, 2009 Indha Cade is a funny guy Abu Zubeyr as stefan urquelle Quote Share this post Link to post Share on other sites