Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed declares 10 day war

Recommended Posts

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay bilowday dagaal qorsheysan oo ay Muqdisho kula wareegeyso.

 

Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday inay bilowday dagaal qorsheysan oo ay shacabkeeda ku bad baadineyso, isla markaana ay ku sifeyneyso mucaaradka ka soo horjeeda oo ay ku tilmaantay kuwo shisheeye u adeegaya, kana amar qaata ajaaniibta la socda.

 

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa sheegay in dagaaladan ay yihiin sidii uu u bilowday, ilaa ay kula wareegto gacan ku heynta Caasimada.

 

"Ciidamada Qaranka ayaa dagaalada saakay qaaday meelo badan ayay kula wareegeen, dagaalka waa sii soconaa, ilaa laga sifeeyo kooxaha naga soo horjeeda"ayuu yiri Prof. Gaandi oo sheegay in Dowladda lagu qasbay dagaalada.

 

Wasiirka Gaashaandhigga waxaa uu sheegay in Dib u heshiisiintii Djibouti kaddib ay Dowladda wada hadal iyo nabad ugu baaqday kooxaha ka soo horjeeda, wuxuuna sheegay in ay Kooxahaas nabad iyo wada hadal diideen, isla markaana ay isku dayeen in ay dowladda af-gembiyaan.

 

“Dowladda Soomaaliya waxay difaaceysaa dadkeeda iyo dalkeeda, waxayna la wareegi doontaa gacan-ku-heynta magaalada Muqdisho”ayuu yiri Prof. Gaandi oo sheegay in ay dowladda si tartartiib ah ay ula wareegi doonto gacan-ku-heynta magaalada Muqdisho, iyadoo buu yiri ku dadaali doonto in ay yareyso khasaaraha dadka shacabka soo gaaraya.

 

Waxaa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyed inay garab istaagto Ciidamada qaranka, isla markaana ay ku taageerto howlaha ay kula wareegeyso Magaalada Muqdisho, isagooonta tilmaamay inay ku dadaalayaan in ay shacabka dejiyaan oo aanay dhibaato u geysan inta dagaalka uu socdo sida uu hadalka u dhigay.

 

Shalay ayay aheyd markii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid uu sheegay in Dowladda ay u diyaar garowday dagaal ay la gasho Mucaaradka, waxaana la ogeyn halka uu ku dambeyn doono dagaalada ay iclaamisay Dowladda KMG, xilli Kooxaha Mucaaradka ay ku sii siqayaan Gobolada kale, isla markaana hada gacanta ku haaya qeybo badan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

“Dowladda Soomaaliya waxay difaaceysaa dadkeeda iyo dalkeeda''

 

The same text the religious pretenders on the other side use.

 

 

We all know, both the religious pretenders and the foreign-created regime dont care for the people and country because otherwise they wouldn't have brought foreign fighters to Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meiji, forget about these two groups, where are the mighty M-society army hiding? Shouldn't they clean these thugs(the above 2 groups)out of the map of Mog? I was bidding on you, what a disappointment. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Gheelle.T,

 

Do you even know the definition of a society?

 

Don't confuse the word ''society'' with ''army''.

 

You can do better sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites

^According to you, the "M-society" were in process of recruiting a might army that would wipe out all the anarchist in town. Aint that right? Forget about the army, just tell me where they stand on this war?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ The M Society ran to get their guns, saaxib. They have a habit of leaving it out of town (in case of accidents).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this