Emperor Posted February 6, 2009 Markabkii siday hubka ee MV Faina oo ay sii daayeen koox Burcadbadeed ah ka dib markii la siiyey Madaxfurasho Posted to the Web Feb 05, 11:24 Xarardheere:-Wararka naga soo gaaraya degaanka Xarar dheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in la siidaayey Markab ay haysteen koox burcadbadeed ah oo Soomaali ah ,Markab laga leeyahay dalka UKRAIN oo lagu magacaabo MV Faina ay sii daayaan ka dib markii ay helleen madaxfurasho gaaraysa 3,2 Malyan (Saddex Malyan iyo laba Booqol oo kun oo Dollar). Markabka ayaa hadda waxaa ilaalinaya Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Maraykanka markabkaan ayaa waxaa uu ka shiraacday dhawaan xeeb u dhex eysa Hobyo iyo Xarardheere. Dhalinyarada shaqada ka dhigtay afduubka doomaha maraya Gacanka Cadmeed ayaa waxaa aad u dhiiri geliya ciidamada ku sugan Xeebaha soomaaliya iyo Shir ka daha laga afduubo maraakiibta oo siiya madax furasho taas oo sababta in dhalinyaradu ay camal ka dhigtaan burcad badeednimada. Afhayeen u hadlay shirkadda Markab leh oo lagu macagacaabo Mikhail Voitenko ayaa wakaallada wararka ee dalka Shiinaha u sheegay in dhowaan la sii dayn doono Markabka MV Faina iyo shaqaalaha saaran oo bilooyin lagu haystay xeebaha soomaaliya Markabkaan ayaa waxaa uu siday hub iyo qalab Milateri oo warar is khilaafsan ay ka soo baxeen cid loo waday hubkaan. M_M_Deeq Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 6, 2009 With all the superpowers and the Russians destroyers around them, the skinnies have done again... Innaba Caadi ma ahan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 6, 2009 But the pirate attacks decreased due to the weather and high rise of waves plus the warships around there. More would join in due time when the bad weather is not an obstacle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 6, 2009 ^Saaxib, I am suprised at how they did it, I have never for a second thought they can and will do it this time... Remember this was the most high profile piracy case in history... All the superpowers and a dozen of Russain destroyers went there. We speculated on this one and thought modern tactis will be used, a midnight raid, they will be gased or a long range shots to kill or get to all of them... balse the skinnies with their Mijin of Qaad have proven that their game is superior... Tana soconaysa madaxayga magalin... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 6, 2009 Sxb wey soconeysaa, the tank is full of miinooyin qarxa, bambaanooyin habeysan, taangiyo hubeysan, shilka ayyi nooc ah, suugag, ammunition ciida ka badan, hadee u soo dhawaadaan ayuka iyo everyone around ayaa isla hoogi lahaa, add that to da saudi one, kuma aysna dhicin iney usoo dhawaadaan, reason saliida ayaa isla holci laheed and on the somali shores biggest marine disaster ever would be recored there. aside from those two, the others are little skirmishes Quote Share this post Link to post Share on other sites