Sign in to follow this  
Emperor

Somali pirates pocket $3.2 m as Ukrain's MV Faina is released

Recommended Posts

Emperor   

Markabkii siday hubka ee MV Faina oo ay sii daayeen koox Burcadbadeed ah ka dib markii la siiyey Madaxfurasho

Posted to the Web Feb 05, 11:24

 

 

Xarardheere:-Wararka naga soo gaaraya degaanka Xarar dheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in la siidaayey Markab ay haysteen koox burcadbadeed ah oo Soomaali ah ,Markab laga leeyahay dalka UKRAIN oo lagu magacaabo MV Faina ay sii daayaan ka dib markii ay helleen madaxfurasho gaaraysa 3,2 Malyan (Saddex Malyan iyo laba Booqol oo kun oo Dollar).

 

 

Markabka ayaa hadda waxaa ilaalinaya Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Maraykanka markabkaan ayaa waxaa uu ka shiraacday dhawaan xeeb u dhex eysa Hobyo iyo Xarardheere.

 

Dhalinyarada shaqada ka dhigtay afduubka doomaha maraya Gacanka Cadmeed ayaa waxaa aad u dhiiri geliya ciidamada ku sugan Xeebaha soomaaliya iyo Shir ka daha laga afduubo maraakiibta oo siiya madax furasho taas oo sababta in dhalinyaradu ay camal ka dhigtaan burcad badeednimada.

 

Afhayeen u hadlay shirkadda Markab leh oo lagu macagacaabo Mikhail Voitenko ayaa wakaallada wararka ee dalka Shiinaha u sheegay in dhowaan la sii dayn doono Markabka MV Faina iyo shaqaalaha saaran oo bilooyin lagu haystay xeebaha soomaaliya Markabkaan ayaa waxaa uu siday hub iyo qalab Milateri oo warar is khilaafsan ay ka soo baxeen cid loo waday hubkaan.

 

M_M_Deeq

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

With all the superpowers and the Russians destroyers around them, the skinnies have done again...

 

Innaba Caadi ma ahan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

But the pirate attacks decreased due to the weather and high rise of waves plus the warships around there.

 

 

More would join in due time when the bad weather is not an obstacle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Saaxib, I am suprised at how they did it, I have never for a second thought they can and will do it this time... Remember this was the most high profile piracy case in history... All the superpowers and a dozen of Russain destroyers went there. We speculated on this one and thought modern tactis will be used, a midnight raid, they will be gased or a long range shots to kill or get to all of them... balse the skinnies with their Mijin of Qaad have proven that their game is superior...

 

Tana soconaysa madaxayga magalin...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sxb wey soconeysaa, the tank is full of miinooyin qarxa, bambaanooyin habeysan, taangiyo hubeysan, shilka ayyi nooc ah, suugag, ammunition ciida ka badan, hadee u soo dhawaadaan ayuka iyo everyone around ayaa isla hoogi lahaa,

 

add that to da saudi one, kuma aysna dhicin iney usoo dhawaadaan, reason saliida ayaa isla holci laheed and on the somali shores biggest marine disaster ever would be recored there.

 

 

aside from those two, the others are little skirmishes

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this