Sign in to follow this  
General Duke

Killers of mayor of H/Wadaag captured

Recommended Posts

Burcadi Dishay Gud. Deg. H/Wadaag Oo La Qabtay

 

Muqdisho(Calanka.com) 02-Jun-2007

 

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in labo ka mid ah kooxigii geystay falkii xalay lagu dilay Guddoomiyihii degmada Howl-Wadaag Xasan Cali Siyaad (Xasan Farey) gacanta lagu dhigay, kuwaasi oo gacanta waaxda dambi baarista ay haatan ku jiraan.

 

Mudane Maxamed Cusmaan Dhagax Tuur oo ah Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee arrimaha bulshada ayaa sheegay in ciidamada Booliska dowladda ay isla xalay u suurtagashay iney gacanta ku dhigaan kooxihii geystay dilka.

 

Dhagax Tuur ayaa sheegay in caddaalada la horkeeni doono labaan nin ee la qabtay marka ay soo dhamaato baarista lagu haayo, isagoo intaa raaciyay in cid kasta oo danbi noocaan oo kale gasho lagula xisaabtami doono wixii ay fashay.

 

Guddoomiyiha degmada H/Wadaag marxuum Xasan Farey ayaa Xalay salaadii maqrib kadib kooxo burcad oo ku hubeysan bastoolado ku dilay masaajidki uu kusoo tukaday hortiisa iyagoo uga dhiftay madaxa xabado.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in gacanta lagu dhigay kooxihii ka danbeeyay dilka Guddoomiyihii degmada Howl-Wadaag.

 

2. June 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in labo ka mid ah kooxigii geystay falkii xalay lagu dilay Guddoomiyihii degmada Howl-Wadaag Xasan Cali Siyaad (Xasan Farey) gacanta lagu dhigay, kuwaasi oo gacanta waaxda dambi baarista ay haatan ku jiraan.

 

Maxamed Cusmaan Dhagax Tuur oo ah Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee arrimaha bulshada ayaa sheegay in ciidamada Booliska dowladda ay isla xalay u suurtagashay iney gacanta ku dhigaan kooxihii geystay dilka waxooshnimada ah.

 

Dhagax Tuur ayaa sheegay in caddaalada la horkeeni doono labaan nin ee la qabtay marka ay soo dhamaato baarista lagu haayo, isagoo intaa raaciyay in cid kasta oo danbi noocaan oo kale gasho lagula xisaabtami doono wixii ay fashay.

 

Xalay salaadii maqrib kadib ayaa waxaa masjidkii uu ku dukuday hortiisa lagu dilay Guddoomiyihii degmada Howl-Wadaag Xasan Farey iyadoo dilkiisa ay cambaareeyeen maamulka gobolka Banaadir.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka G/Banaadir oo sheegay inuu soo qabtay kooxdii geysatay dilka Gudoomiyihii Degmada H/wadaag.

 

 

(WYNET)-Muqdisho:- Sadax nin oo ku hubeysnaa Bistoolado ayaa xalay si gaadmo ah toogasho ugu dilay gudoomiyaha Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho Xasan Farey , iyadoo maamulka Gobolka Banaadir uu saaka ka dhawaajiyay inay gacanta ku soo dhigeen raggii geystay falkaasi .

 

 

 

Dilka Guddoomiyihii degmada H/wadaag loo geystay Xalay ayaa waxa uu ka dhigayaa gudoomiyihii sadaxaad ee Muqdisho lagu dilo , iyadoo horey falal shirqool ah loogu khaarijiyay gudoomiyaashii degmooyinka Yaaqshid iyo Huriwaa .

 

 

 

Maamulka G/Banaadir ayaa sheegay in eedeysanayaasha ku oogan inay ka dambeeyeen dilka gudoomiyihii degmada Howlwadaag la horkeeni doono Cadaaladda .

 

 

 

Dhinaca kale koox hubeysan ayaa iyana Magaalada Kismaayo xalay dil ugu geystay Taliyihii Nabad sugidda Magaaladaasi , waxaana lagu wadaa in saaka Marxuumka lagu aaso isla Magaalada Kismaayo.

 

 

Ali Abdi Ali (Suxayfa)

 

editor@waayaha.net

 

waayaha.net,Muqdisho,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Haba la qabte ma xume...lakiin waxad ii sheegta adiga Duke, saddexdan war oo aad kor kuso qortey xay ku kala duwan yihiin? All same sh*t whether from All Puntland, wayaha or calanka.

Maha ma qof dhagool ah oo madax adag ma jooga maxaa ugu so celceline...sida isku dhan widayo ...bufiis aa kugu dhacey waku jeedaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The killers have been caught good news indeed. Every day the thugs who are behind these groups are being cripppled, weapons hidden in cemetries, hotels, houses and other locations are falling in governemnt hands. The local gun market is closed.

 

Now everyone they kill will be replaced and we have enough brave people to replace the deceased, but the guns, and the influince they loose will be far too difficult to replace.

 

PS: Allpuntland, Calanka and Waayaha are top Somali news sites dear lad. Though you relly on the clan tabloids which spew your propoganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

If the killers are striking back again and killing more Gudoomiyayaal...as they did in Yaqshiid and Huriwaa also...then surely they must be freely roaming around; picking and choosing as it seem their next victim....

Share this post


Link to post
Share on other sites

They ahve killed three men when they used to kill hundreds. They had the ability to send troops to distant areas and now hide out in their homes.

 

Adeer its a slow slide to irrelevence for this group.

 

Take Ahmed Diriye now days, he sounds like a different man than the bravado infested baffoon we have come used to.

 

These killers have been caught, others will be tracked and arrests are being made daily.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this