Cige Posted October 24, 2009 Safarada Madaxweyne Shariif iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muddo 2-Bilood ah gaaray 35 Duulimaad oo caalamka ah iyo Ciidanka Dowladda oo Mushaar la'aan ka cabanaya. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Guda jiro Safaradiisii ugu raaxada iyo dhibka badnaa xilli Boqolaal Samali Rayid ah ay ku dhimanayaan dagaalada iyo duqaymaha ka socdo magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka. Saraakiisha Dowladda KMG ah sida Wasiirada ayaa ku jiro Safaro Tiradii ka batay iyagoona wadamada ay booqanayaan ka dega Hotelada ugu raaxada Badan. Shariif Sheekh Axmed ayaa Muddo 2-Bilood ah Safray 35 Duulimaad marka uu dhawaan booqdo Wadamada Kuwait Cumaan,iyo Masar waxay duulimaadyadu noqon doonaan 45 Duulimaad Muddo laba Bil iyo Bar ah. Dadka Dhaliila Siyaasadda Dowlada KMG Somalia ayaa qaba in Somalia aysan Horumar gaarsiin karin Madax aan Daacad u ahayn Dalkooda iyo Dadkooda islamarkaana shisheeyaha uga dhega Nugul Somalida marka laga hadlayo adeecida iyo Tala siinta. safarada Madaxweynaha iyo wasiirkiisa Maaliyadda Shariif Xasan Sheekh Aadan Waxay Noqdeen kuwa aan latiri karin oo Kar-kaarka Jebiyay xilli Ciidankii Dowladda ay Mushaar la'aan u cabanayaan qaarkooda ay kala yaaceen. Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Safarada Madaxweynaha badiya waxaana la sheegayaa in uu Madaxweynaha u hogaamiyo wadamo aan horay uga mid ahayn qorshaha safarka Madaxweynaha. Si walba oo ay ahaato xaalka dowladda ayaa u muuqdo mid aan Daba qabad lahayn waxaana bilaha soo socda arki doonaa waxa ay soo kordhiso dowladda KMG Somalia. Xafiiska Wararka Markacadey.net Magaalada Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted October 24, 2009 Duke was right to call hin Shariif Hotel Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 24, 2009 Enjoy while it lasts miyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted October 24, 2009 Enjoy while it lasts miyaa enjoy while others suffering Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 24, 2009 thats why i call him sh dalxiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 24, 2009 Alla "madaxweynuhu" muxuu shaqaynayaa ,,,,, cajiib ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites