Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Large Delegation from PL arrive in Sweden, Mayor of Bosaso speaks about their trip!

Recommended Posts

Large Puntland Delegation arrives in Stockholm, Sweden which currently holds the EU Presidency, to speak about Development Projects and Donar money to Puntland State.

 

wasiirkii-cali-001.jpg

 

HR-Media + SOL Aw-Muuse Ismaciil

 

A large delegation of Puntland State headed by Puntland's deputy Minister for the Interior and local governments H.E. (Mudane) Ali Yusuf Ali Hosh which also inclued the Mayor of Bosaso (Puntland's largest city which is the commercial hub of the State and also Somalia's busiest Port) and lastly but not least Professor Siad Shino of the University of East Africa in Bosaso and other dignitaries who accompanied them.

 

They were welcomed by Swedish government official's as of Stockholms Municipal and local government officials and also Sweden's SIDA, the state's organisation for donor developments.

 

This is part of many invitations received by Puntland State in the last couple of weeks in which part of the above-mentioned delegation where also witness of an invitation by the government of Switzerland and which they attended last week, mainly the delegations headed by Mr. Ali Yusuf Ali Hosh.

 

It is most likely that this delegation which has been welcomed very warmly to go further to other parts of Europe and North America indeed, as Mr. Ali Yusuf Ali Hoosh aslo hinted that there is a possibilty of H.E. Abdirahman Mahmed Mahmoud (Faroole) President of Puntland State in which he could come to Sweden on an visit upon his arrival in Europe this Week.

 

Compiled and translated by Aw-Muuse Ismaciil.

 

Thanks to HR. Media and SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mayor of Bosaso Md. Abdirisaq Hared speaks about their trip in Sweden

 

wasiirkii-cali-004.jpg

 

The Mayor of Bosaos Mudane Abdirisaq Hared, also talked to HR. Media about this trip to Sweden whereby he aforementioned that Puntland and Sweden already had an existing long good relationship and that they were here to further strengthen those ties and aforementioned special relationship.

 

He further said that they were here in order to make the Örebro muncipality and that of Bosaso's twin cities which they succeeded in, whereby Bosaso becomes the ninth's only city that has been twinned with Örebro City, a large city in the west of Sweden.

 

They also succeeded he mentioned in twinning the University of East African and the University of Örebro which was making a feasibility study in Puntland in the year of 2004 to the possibility of opening a law school within the Universtiy of East Africa.

 

The Mayor also mentioned that they have had constructive talks with the State Donor and Development Organisation short SIDA, which they agreed upon to come and visit Puntland.

 

Overall the meetings and talks have been a success and the parts of the delegation including the Mayor of Bosaso and dignataries of the Universtiy of East Africa will leave Sweden for their home country, whereby Deputy Interior and local governments Minister H.E. Ali Yusuf Ali Hosh will be heading for other countries from which they received similar invitations from.

 

Compiled by HR. Media + Aw Muuse Ismaciil

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqa Magaalada Bosasoo ka warbixiyey safarka uu Sweden ku joogo (Dhageyso) Listen to Audio

 

Sunday, July 5th, 2009 at 1:47 pm

 

Horseed Media

Bosaso, Puntland

 

 

Duqa Magaalada Bosaaso Md.Cabdirisaaq Xareed oo kamid ah wafdi ka socda Dowlad Gobaleedka Puntland oo hada ku sugan dalka Sweden.

 

Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay in hada kahor uu xiriir dheer dhexmaray dalka Sweden iyo Puntland, hadana ay u joogaan sidii loo sii xoojin lahaa xiriirkaasi.

 

Wafdiga ka socda Puntland ee hada ku sugan Sweden ayaa ka kooban sadex xubnood oo uu ku jiro Duqa magaalada Bosaaso, Wasiir kuxigeenka arrimaha guddaha iyo Dowladaha hoose Cali Yusuf Cal xoosh iyo Kuxigeenka madaxa Jaamacada Bariga Afrika ee Bosaaso Prof.Cabqudlqaadir Siciid Shiino.

 

Duqa Magaalada Bosaso oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in hawlaha uu asagu u joogo Sweden ay xiriir la leeyihiin sidii magaalada Boosaaso loola mataaneyn lahaa magaalooyin kamid ah dalka Sweden.

 

Mudane Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay in la mataaneeyey magaalada Bosaaso iyo magaalo la yiraaho Örebro oo ku taal Galbeedka magaalada Caasimada ah ee Stockholm.

 

Wuxuu sidoo kale Duqa Bosaaso sheegay in la mataaneyeey Jaamacahada Boosaso ee Bariga Afrika iyo Jaamacada magaalada Örebro ee Sweden in la mataaneeyey, arrimahaasina lagu guuleystay.

 

Duqa magaalada Bosaaso ayaa sidoo kale sheegay inay la kulmeen Wasaarada Arrimaha Dibada ee Sweden iyo hay’adaha mucaawinada ee fadhigoodu yahay dalka Sweden.

 

Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay in sidoo kale la kulmeen Jaaliyadda Puntland iyo Soomaalida ku sugan dalkaasi Sweden.

 

Duqa magaalada Bosaaso ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ay la kulmeen ay kala hadleen sidii ay dalka ugu soo noqon lahaayeen oo ay u maalgashan lahaayeen.

 

Duqa magaalada Bosaaso ayaa beeniyey warar lagu faafiyey magaalada Bosaaso oo uu sheegay inay been abuur yihiin oo lagu sheegay inaysan dib dalka ugu soo noqon doonin.

 

Duqa Bosaso ayaa sheegay in casumaada rasmiga ah loo fidiyey asaga oo ay u fidiyeen maamulka Dowladaha hoose ee magaalada Örebro isla markaana ay la xisaabtami doonaan cidii ka faafisay wararka beenta ah ee dadka Bosaso isla dhexmarayaan.

 

Duqa Bosaso ayaa sheegay in hay’adaha ay wada hadleen ka dhaadhiciyeen xaalada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaaso, asagoo sheegay in dadka ajaanibta ah uun maqlaan dhibaatooyinka ka dhaca dalka Soomaaliya, oo aysan la socon horumarka ay qeybaha kale ee dalka gaareen.

 

Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay maaha waxa ay u tageen Sweden inay mucaawino kaliya weydiistaan, balse ahmiyada koowaad ay tahay sidii ay u muujin lahaayeen horumarka gobalka uu gaaray.

 

Duqa magaalada Bosaso ayaa ku talaabsadey tan iyo markii xilka loo doortay horumar la taaban karo, bilicda magaalada ayuu wax weyn ka qabtey, sidoo kale jídad waaweyn oo horey u xirmay ayuu baneeyay, waxaana lagu tilmaamaa muddadii uu xilka hayey waqtigii ugu wanaagsanaa ee soo mara magaalada Bosaso.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wefdi Balaaran oo Ka socda Dawlad Goboleedka Puntland oo Gaarey Sweden

 

Saturday, July 4th, 2009 at 9:51 am

Horseed Media

News Desk

 

Wefdi balaaran oo uu hogaaminaayao wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Cali Yusuf Cal xoosh, ayna xubno ka yihiin Duqa Magaalada Bosaso Cabdirisaaq Xareed, Prof.Cabqudlqaadir Siciid Shiino oo ka socda Jaamacada Bariga Afrika ee Bosaso iyo xubno kale ayaa maalmihii la soo dhaafey ku sugnaa dalka Sweden.

 

Wefdiga ayaa waxaa ku soo dhaweeyay caasimada dalka Sweden xubno ka socda maamulka caasimadda Sweden ee Stockholm, iyo hay’adda hormarinta iyo deeqaha u qaabilsan dalka Sweden ee SIDA.

 

 

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa booqasho tan la mid ah ku soo maray dalka Switzerland halkaas oo ay ku casuntey Hay’adda Qaramada Mideebay waxayna uga qaybgaleen shirar.

 

Dalka Sweden ayaa hadda haya xilka madaxtinimada wadmada yurub, waxaana la filayaa in ay ka wada hadlaan arimo dhanka hormarinta iyo mashaariicda ah, warar aan weli la cadeyn ayaa sheegaya in ay dhici karto in uu gaaro dalka Sweden Madaxweynaha Puntland, oo maalmihii la soo dhaafey safar ku joogey dalaka Maraykanka haddana laga sugaayo qaarada Yurub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this