Jamster Posted June 29, 2005 Xildhibaan Cali Baashe Garabkee Ku Ogayd, Iyo Warar Kale. Warkii: Jun 29, 2005 Kismaanyo(Radiolascaanod.com):-Xildhibaan Cali Baashe Xaaji Maxamuud oo ka mid ah xildhibaannada dowladda DFKS ah Soomaliya ayaa haatan u muuqanaya nin wax ka badalay mowqifkiisii hore ee ku aaddanaa howsha Siyaasadda ee dalka. Cali Baashe Xaaji Maxamud oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose,ayaa tilmaamay in magaalda Muqdisho ammaankeedu uu yahay mid aan la isku hallayn karin oo aad u liita....... http://www.radiolascaanod.com/fullreport.php?sscid=936 Quote Share this post Link to post Share on other sites