Pacifist Posted February 19, 2005 Innaa Lillaahi Wa innaa Illaahi Raajicuun. May Allah grant him the fruits of jannatul Firdos. amin What sad news walahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mutakalim Posted February 19, 2005 Indeed, Islaan Maxamed was the one wisest of Puntland Elders. His experience and wisdom will be greatly missed. Ilaahey Ha u naxariisto. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted February 19, 2005 aaamiin asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mohamed nuur Posted February 19, 2005 Inaa Lilaahi wa inaa illaahi raajicun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted February 19, 2005 http://www.garoweonline.com/index.php?ID=154 meeshatan waxaad ku daawan kartaan sida aaska marxuumka ay uu dhacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 19, 2005 inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun. My Allah take him to paradise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 19, 2005 Ilaahay ha u naxariisto marxuumka. Ilaahay janatul Firdowsa haku bishaareeyo. Samir iyo iimaan eheladiisa, asxaabtiisa, iyo dhamaan dadka uu yiqiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 19, 2005 Inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun. Allaha unaxariisto Islaan Mohamed Islaan Muuse. I heard he was a great leader and champion of peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxardiid Posted February 19, 2005 Innaa Lilaahi Wa'innaa Ilayhi raajicuum. Allaha u naxariisto Islaan Maxamed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 20, 2005 Aamin. Ilahaw kuu naxariiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 21, 2005 Wafdigii ugu balaarnaa ee ka socda DFKMG ah ee abid yimaada Puntland oo berri imanaya Nairobi-21.February.2005 Wafdigii ugu balaarnaa ee ka socda DFKMG ah ee Soomaaliya ee abid cagaha soo dhiga Deegaanada Puntland ayaa lagu wadaa maalimada beri ay soo gaaraan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Wafdigan ayaa ka socda DFKMG ah ayaa waxaa hogaamin doona wasiirka Kaluumayasiga DFKMG Xasan Abshir Faarax waxaana ka mid ah Wasiirka Dakedaha & Gaadiidka Badda Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiiru dawlaha Madaxtooyada Qaalid Cumar Cali Wasiir ku xigeenka Lacagta Mire Xaaji Faarax Wasiir ku xigeenada Iskaashiga Gobolada Deeqo Col ujoog. Wasiir ku xigeenka Horumarinte reer Miyiga Saciid Maxamuud. Wasiir ku xigeenka Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan. Sidoo kale Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Gobolada Puntland. Wafdigan ayaa waxay u socdaan inay soo gaarsiiyeen Qoyska iyo Ehelada Islaam Maxamed Muuse Tacsi ay uga wadaan DFKMG ah ee Soomaaliya, waxay sidoo kale Wafdigan u socdaan inay gogol xaar u noqdaan wafdi kale oo ka socda Xukuumada oo soo gaara Deegaanada Puntland. Canab Mumtaaz SBC Nairobi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted February 21, 2005 ^^Bisinka , I thought this was a condolences thread. Duke sxb you have no limits. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted February 22, 2005 Duk sxb aad iyo aad ayaaa looga fiican yahay in aad ku qorto meeshaan. Waa meel tacsiyadeed!!!!!! Islaanka was very well respected. Ilaahoow unaxariiso marxuumka ehelkiisana samir iyo iimaan alaha kasiiyo. aaamiiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted February 22, 2005 Juma -dee wuu isku dardarsame inaadeerka Quote Share this post Link to post Share on other sites