Jacaylbaro Posted March 18, 2010 United Nationka ayaa diyaarineeyso sidii ay Somaliland ugu aqoonsan laheeyd Dowlad Madax banaan, iyadoo arintaan u ololeenayaa Dowladaha Mareeykanka iyo Ingiriiska. Warbixin lagu daabacay jaraa;idyada ka soo baxa Wadanka Ingiriiska ayaa beryahan danbe wadaan ololeeyn ah sidii ay ugu dhaadhicin lahaayeen Dowladaha Mareeykanka iyo Ingiriiska in Somaliland ay tahay Shacab aan la saan qaadi karin Konfurta Soomaliya, iyadoo ay ka jirto xasilooni iyi kala danbeeyn mudo ka badan 10 sanadood. Marka aad fiirisid warbixinada ay ka qoreeyn Hay’adaha la shaqeeya United Nationka ayaa ah mid ay ku doonayaan in ay kala go’do wadanka Soomaliya ayadoo mar waliba ay cambaareeyn u soo jeediyaan Koonfurta Soomaliya. Marc Braden waan la socotaan waligiisba waxaa uu raadiyaa dhibaatooyinka koofurta soomaliya ka jira asagoo Meel kasta u soo maraya si uu uga dhigo dad aan waxba aheyn waxna qabsan Karin wax kasta oo loo smaeeyan aan ka gun gaari Karin, dhinaca kane uu rabo in la aqoonsado gobolada kale ee Somaliland iyo Puntlanda taasna ay wada u xaarto kala go’a rasmiga ee Somaliya in ay Gobolbol noqoto aytahey danta uu ka leeyahay. Ugu danbeeyn waxaan leeyahay Umada Soomaliyeed hadii aysan gacmaha isqabsan uu wadankaan kala go;i doono iyadoo ay dhibaatada hada haaysata ay laba laabmi doonto. Quote Share this post Link to post Share on other sites